Raga cuqdad ayaan u qaaday sababtana waa tan
Su’aasha:
Ano yar ayan kala kulmay qof deris nala ah faraxumeyn tatabasho faraha ayuu iga saray gudaha kastumada qofna uma sheegin, tas waxay ii kentay markasto an soo xusuusto fara ayan ku sigaysan jiray mana ogeyn dhibka sigada gabdhaha u kento markan weynaday waxan daremay farxumaynta waqtiga yaraanta inay darenka gabdhah siyadiso aabahayga wuxuu dhintay xiliyadaas kadib waxana noqday gabar gooni uga baxsan dadka oo dhan siba raga cuqdad daran ayan u qaaday guurka xataa waa nacay, marka aan maqlo qof inu iso donan rabo naxdin ayaa i timaada si xun ayan u baqaa hada gabar da’ weyn ayan ahay marmar waxan ku fikiraa inan isdilo markan soo xusuusto wixii an soo maray mararka qar internetka ayan galaa si aan ugu shekeyo raga qaar oo aanan kasaynin oo ku nool dalal iga fog waxan la galaa shuknaasi raaxo kaliya, fadlan sideen uga bixi kara dhibka i haysta.
