Waqtiga raaxada marka ugu horeyso guska wuu ii kacaa anoo raaxada wado oo wasmada bilaabin ayuu iga damaa maxa tala ah?
Jawaabta:
Ninka caadi ahaan waxaa laga rabaa inuu geedka ka damin marka uu galmada bilaabo, laakin haddii aad isku aragto inuu geedka kaa damayo xiliga galmada ay socoto waxaa laga yaabaa inaad tahay qof filimada galmada fiirsan jiray ama qof aad u siigaysan jiray ama inaad ka fikirayso naag kale oo niyaddaada ay ka baxayso xaaskaaga.
Arrimahan waa arrimo nafsi ah oo nafta u noqonaya, marka waxaa lagaa rabaa inaad maskaxda ka saarto wax kale oo xaaskaaga kaliya aad ku raaxaysato.