Qoyaanka buumada goorma uu shaki keeni karaa
Su’aasha:
Sakay salada suubax hurdo ayay igudaftay mardambe Ayan sokacay kuleyl aya jiray wan qabeystay Wana tukaday kadib cashar Ayan aqristay kadib hurdada Ayan kulabtay waxaan iskasibay shorka ama buumaha qooyan Ayan Ayan isku arkay shaki aya saladi igagalay aan tukaday lakin marlabad matukan ee wan iska sexday salada miyan soqalaye.
