Qoyaanka badan farjiga dumarka kasoo baxo

Qoyaanka badan farjiga dumarka kasoo baxo

Su’aasha:

Asc naagta siilka qoyaanka badan oo aamnta oo dhan ka dhaqmin maxaa sabab u aa ma cudur bay qabtaa, mida kale markay nin arabto ama ay taleefan kula hadasho qoyaanka aad buu usoo baxaa wuxuu soo dhaafaa kastuumada ama nigiska qoyaanka siilka dumarka nooca kacsiga iyo kan cudurka maxaa lagu kala saari karaa.

Qoyaanka badan farjiga dumarka kasoo baxo
Qoyaanka badan farjiga dumarka kasoo baxo

 

Jawaabta:

Qoyaanka siilka waa wax dabiici ah dumarka oo dhan ay arkaan, waliba qoyaanka kuulatada ah.

Waa midka kasoo baxo gabadha marka ay kacsato ama ay ka fikirto raaxada galmada ama nin uu jirkeeda taabto.

Qoyaanka way ku kala duwan yihiin dumarka, naago waxaa jiro qoyaan badan leh, gabdho waxaa jiro qoyan yar leh.

Taas waxay u noqonaysaa dareenka gabadha intuu la eg yahay.

Qoyaanka cudurka waxaa la socodo bukaan ama infikshan waxaana laga yaabaa inuu ur qurmuun wato ama midab jaallo inuu leeyahay.

Midka dareenka haweenka ku xiran waa khafiif oo biyaha caadig au eg laakin is jiidjiido.

Waxaana loogu talagalay inuu galmada sahal ka dhigo.

 

Qoyaanka gabdhaha oo cad waxa uu tusiyo

Dhacaanka jaalaha dumarka ka yimaada maxaa keena

 

The vaginal humidity is a natural thing for all women to see, and also moisture.

It is the one from the girl when she rises or think about sexual comfort or a man he touches her body.

A moisture varies from women, women there is a lot of moisture, girls there is a little wet.

That becomes the feeling of the girl as he is like.

The humidity is followed by an infection or an infection and maybe  has scent with a yellow 

The one who is in the sense of women is lite and a normal slimy.

It is designed to make sexual easy.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More