Asc dr waxaan kuwaydiin lahaa siigada qofku haduu 24 hrs 6 jeer siigaysto taas nafaqadiisa wax may u dhimaysaa thnkz balse miyay kakhatar badan tahay qofka 1 jeer maalinkii iyo labo jeer iyo siigaysta Mahadsanid
Jawaabta:
Su’aashan dhowr jeer ayaa laga jawaabay iyadoo faahfaahsan ayaad ka helaysaa daruur ka raadi adoo ku qoraya khaanadda raadiska siigo ama siiga, ama dhibka siigada.
Waxaad ogaataa su’aal horay looga jawaabay inaan waqti lagu luminaynin intaadan soo dirin su’aasha waxaa lagaa rabaa inaad webka ka dhex raadiso su’aasha aad soo qori rabto.