Qofkii riyo ku arko saaxiibkiisa oo xaaskiisa u tagayo

Su’aasha:

ninka hadu riyo ku arko nin saaxibkiisa oo xaaskisa u galmonaya oo waliba biyaha shahwada ugu shubaya asagana meel u dhow ayu jogaa wuxu arkayaa iyago qawan oo shaqad ku jira, riyadas maxay noqon kartaa bal so fasira.

Qofkii riyo ku arko saaxiibkiisa oo xaaskiisa u tagayo
Qofkii riyo ku arko saaxiibkiisa oo xaaskiisa u tagayo

Jawaabta:

Riyadan marka uu qofka arko cabsi ayaa galayso wuxuu u malaynayaa naagtiisa inay gogoldhaaf samaynaso, laakin fasirkeeda waa wax kale, qofkii arko xaaskiisa oo nin kale u tagayo waxaa lagu fasiraa inuu qofkaas waxtar ka helayo  wuxuu noqdaba hanti ama shaqo ama wax kale, almuhim ninkaas xagiisa ayuu wax ka helayaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More