Qofkii riyo ku arko saaxiibkiisa mar hore dhintay
Su’aasha:
Asc waan ku salamay walal waxan ku riyoday waliba habeena qaar igu soo laab laabtaan saxibkey oo dhintay lakin riyo ayaan ku arka runtii aadban u fahmi wayey mar hore ayuu dhintay saxibkeyga aadban ujeclaa riyadas maxey micneyneysaa ii sheeg wllo mahadsanid.
