Riyada cabitaanka qaxwada waxay tilmaamaysaa qofka inuu yeelan doono dad badan oo isaga jecel oo la sheekaysanayo, ama bulsho inuu yeelan doono, waxaa kaloo ay tilmaami kartaa qaxwada qofka in ay lasoo gudboonaan doonaan arrimo fikir u baahan, qaxwada macaani badan ayay yeelan kartaa waxay ku xiran tahay qof arkay xaalkiisa iyo siduu u arkay riyada.
Guud ahaan ma aha riyo xun waa riyo caadi ah oo wax dhib aan wadan.