Qofkii ku riyoodo asoo quraanka cod macaan ku akhrinayo
Su’aasha:
Asc.
Wll waxa aan ku riyooday anigoo cod (qiraa’o) aad u macaan badan ku aqrinaaya qur’aanka kariimka oo dusha ka aqrinaayaya wax kitaab ahina gacantayda uuna ku jirin.
Blse anigu quraanka caadiyan ma xifdisani.
Waxa ay ahyd qiraa’o aad umacaan badan xiita markii aan soo kacay sidii oo kle wn u aqrin karwaayay qur’aanka .
Ilaa ay naftaydu uba xiistay inaan markle arko ru’yadii o kle
Marka bal maxa lagu fasiri karaa ru’yadaas?
