Qofkii ku riyoodo asoo khamro cabbayo

Su’aasha:

Qofka marka u riyo ku arko asoo khamro badan cabayo ilaa uu ka noqdo srkhan oo hadalkiisa isku dardarsamo fasirka riyada nocas maxay noqon karta?

Qofkii ku riyoodo asoo khamro cabbayo
Qofkii ku riyoodo asoo khamro cabbayo

Jawaabta:

Qofkii ku riyoodo asoo khamro isku daldalay oo iska badiyay wuxuu cuni doonaa hanti xaaraan ah, khamrada waxaa lagu fasiraa xoolo xaaraan ah, sidoo kale wuxuu noqon doonaa qofka nimcada ku kibrayo, riyada sakhraanimada aad bay u xun tahay waa astaan xun oo qofka xumaantiisa tilmaamaysa iyo inuu baadi yahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More