Site icon Daruur درور

Qofkii ku riyoodo asoo barafuun isku buufinayo

Su’aasha:

scw maamulka webka daruur wad mahasan tihin marka hor waxan rabaa in la ii fasiro riyada dhalada barafuunka aad u caraf badan asoo qofka isku buufinayo oo si fican isugu shubayo.

Qofkii ku riyoodo asoo barafuun isku buufinayo
Qofkii ku riyoodo asoo barafuun isku buufinayo

Jawaabta:

Riyada barafuunka waa riyo fiican, qofka haduu arko asoo isku buufinayo barafuun wuxuu helaa sumcad fiican iyo magac aad looga dambeeyo, siiba markuu yahay uduga barafuunka mid aad u xoog badan, barafuunka waxaa kale lagu fasiraa qofka inuu guur usoo dhow yahay ama farxad aad u weyn inuu heli doono.

Exit mobile version