Qofka sooman haduu riyo ku biyabaxo soonkiisa sax miyaa
Qofka sooman haduu riyo ku biyabaxo soonkiisa sax miyaa
Su’aasha:
sw waxaan rabaa inaad ii sheegtaan maxay diinta ka qabtaa qof dhalinyar ah oo sooman riyo arkay markaas biyaha shahwada ka yimaadeen soonkiisa ma buraa masoo qaleeyaa soonka maalin kale ama soonkiisa waa ansaxaa.

Jawaabta:
Qofka sooman hadduu riyo ku biyabaxo soonkiisa ma burayo, kaliya qubeys ayaa ku waajibaya, soonkiisa meesha ayuu kasii wadanayaa.
Axaadiis ayaa kusoo aroortay waxaa ka mid ah xadiiskan saxiixa ah:
(وعن عائشة وأم سلمة: أن النبي صلى الله عليه وآله وسلم كان يصبح جنباً من جماع ـ غير احتلام ـ ثم يصوم في رمضان. ).متفق عليه
(Caa’isho iyo umu Salamo Ilaahay raalli haka noqdee waxaa laga wariyay in nabiga naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee uu waabariisan jiray asoo janaabo ka qabo galmo kaddib wuu soomi jiray).
Xadiiska waa saxiix waxaa wariyay Bukhaari iyo Muslin
Qof janaabo qabo ma soomi karaa
Halkan ka daawo soonka qofka janaabada qabo
If a fasting person ejaculates in a dream, he will not cancel his fast, only a bath is obligatory, and he will continue his fast.
His disabilities include this signature:
It has been reported that the Prophet (peace and blessings of Allaah be upon him) used to fast in the morning after having intercourse.
The event is a signature reported by Bukhari and Muslin