Site icon Daruur درور

Qofka sidee buu ku gaaraa guusha nolosha

Su’aasha:

Sideen ku noqon karaa quf ka guuleysta noloshan Asbaabaha iisheega waxaa tihiin sxbka aan wax walbo weydiiyo.

Qofka sidee buu ku gaaraa guusha nolosha
Qofka sidee buu ku gaaraa guusha nolosha

Jawaabta:

Nolosha adduunyada saafi ma aha dhib iyo dheefba way wadataa, laakin qofka raba inuu nolosha ka guulaysto waa qofka Ilaahay ka baqa oo ku dadaala wixii naftiisa iyo ehelkiisa wax u taraya, qofka aan waqti iska luminin, qofka ku dadaala inuu wax barto oo wax badan ka ogaado dunida waxa ka jira, waa qofka la saaxiibo dadka waxtarka leh oo uu ka faa’idaysan karo, waa qofka Ilaahay ku xiran oo ku dhaqma wixii Alle faray dadka.

Ku dhaqan suuraddan:

{وَالْعَصْرِ * إِنَّ الْإِنْسَانَ لَفِي خُسْرٍ * إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ وَتَوَاصَوْا بِالْحَقِّ وَتَوَاصَوْا بِالصَّبْرِ} .

(Waxaan ku dhaartay waqtiga casarka ah * In Dadku khasaaro ku sugun yahay * Marka laga reebo kuwa rumeeyay xaqa ee Camal fiican falay, isuna dardaarmay xaqa, isuna dardaarma Samirka).

Exit mobile version