Qofka 50 ama 60 maalin OO xiriir ah inu soomo miyuu awooda

Su’aasha:

Qofka 50 ama 60 maalin OO xiriir ah inu soomo miyuu awooda inu ruuxa awoodin maxa lugu garan kara qofka da’da yar lakin siigada ay dishay isaga miyuu awooda?

Qofka 50 ama 60 maalin OO xiriir ah inu soomo miyuu awooda
Qofka 50 ama 60 maalin OO xiriir ah inu soomo miyuu awooda

Jawaabta:

Taas waxay u noqonaysaa awoodda qofka uu leeyahay,  qofkii jirran  oo kallaiyaha laga hayo dhib ayay ku tahay inuu muddo badan biyo la’aan ahaado, sidoo kale qofkii qabo cudurka cusbada kaadimareenka oo marka jirkiisa biyaha ka dhamaadaan xanuun u keenaya soonka oo kaadimareeka xanuun daran ka dareemaya, sidoo kale qofkii aan tabar u haynin xagga daciifnimada jirka sida qofka duqa oo kale.

Marka diin ahaan laga hadlo qofka nadro ama kafaaro ahaan inuu u soomo ay tahay soonka waa ka dhacayaa wixii kale ku xiga ayaa laga rabaa sida inuu miskiin quudiyo hadduusan awoodin inuu soomo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More