Qof soo duubay Barambarada Sacuudiga weerartay
Qof soo duubay Barambarada Sacuudiga weerartay
Arrinta ku faaftay maalmahan baraha bulshada taas oo ahayd barambaro badan oo weerar kusoo qaaday Sacuudiga gaar ahaan magaalada makka masjidka xaramka, waxaa la sheegay barambaradaas inay aad u badnayd dadkii ku tukanayay oo aad uga naxay, nin u dhashay sacuudiga oo soo duubay muuqaal naxdin leh daawo