Qabowga daran ee cagaha maxaa lagu daaweyn karaa

Su’aasha:

xiliga qabowga cagaha aya aad ii qaboba mana kululaadaan si kasto an sameyo maxaa sababa maxana dawo u ah

Qabowga daran ee cagaha maxaa lagu daaweyn karaa
Qabowga daran ee cagaha maxaa lagu daaweyn karaa

Jawaabta:

Qabowga xadka ka baxsan oo cagaha laga dareemo wuxuu u laabanayaa dhiiga aan meesha si fiican usoo gaarin, xididaha yaryar ee dhiiga usoo qaada faraha ayaa laga yaabaa inay mushkilo ka taagan tahay, waxaa kaloo dhici karta vitamin b12 iyo birta inay kaa maqan yihiin si kaste ha ahaatee waxaa fiican inaad baarto mushlilada ku haysata, sidii loo ogaado jirrada ku hayso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More