Site icon Daruur درور

Proteinka hadan iska badin dhib miyaa

Su’aasha:

Asc markaa rabtid inaad jirka dhistid waxyaaba badan ayaad ubahantahay sida qudaar ukun hilib digaag wa macquul inaada wada helin marka hadii protein powder an isticmalo si tartartiib ah intii bil loogu tala galay an sadax bil ku isticmalo dhib ma ikeneysa.

Proteinka hadan iska badin dhib miyaa
Proteinka hadan iska badin dhib miyaa

Jawaabta:

Dhibka waa kaa yaraanaa markastoo ay muddada dheeraato, saan sheegnay dhibka wuxuu ka yimid kiimikada laysku darsadary waa burtiin la sameeyay, laakin midka dabiiciga ah wax dhib ma laha waana ka caafimaad badan yahay.

Laakin haddii aad muddo dheer ku qaadanayso wixii lagu qaadanayo waqti yar waa ka duwan tahay marka si xoog aad u qaadanayso.

Dhibka waa kaa yaraanayaa markaad iska yarayso.

Exit mobile version