Site icon Daruur درور

Pizza iyo calool weynida

Pizza iyo calool weynida

Pizza waxay ka mid tahay cuntada hadda adduunka si daran loo cuno, waxaa la sheegaa asalkeeda inay kasoo jeedo dalka taliyaaniga.

Pizza iyo calool weynida
Pizza iyo calool weynida

Caadi ahaan Pizzada waxay ka sameysan tahay bur iyo waxyaalo kale oo lagu daro burkaas oo cajiin laga dhigo.
waxaa lagu dari karaa hilib ama digaag ama kalluun ama waxyaalo kale, laakin waxaa shardi ah inay la socdaan farmaajada loo yaqaano mozalella oo ah farmaajo loogu talaggalay pizzada.

Pizza iyo calool weynida
Pizza iyo calool weynida
Pizza iyo calool weynida
Pizza iyo calool weynida
Pizza iyo calool weynida
Pizza iyo calool weynida

Dadka hadda aad bay ugu waalan yihiin cuntadan.
Waxaa la sheegay waxaylaaha ay ka kooban tahay o ah waxa cayilka ku faafay dunida.
marka dadka jecel cuntadan ha isu diyaariyaan inay naaxaan oo cayl badan uu jirkooda yeesho.

dadka aad u cuna pizzada calool weyn ayay yeeshaan taasna waxaa keena cayilka xadka ka baxsan ay u keenayso dadka cunta siiba kuwa aad u cuna. cuntada jirka u roon ma aha kaliya tan  cayilka u keenta waxaa laga wadaa midda caafimaad ahaan jirka u fiican oo dhismaha jirka kaalin weyn ka cayaarayso, cuntadaasna waxaa qudaarta iyo furuudka tan ay ku badan yihiin. dad badan ayaa mooda cayilka inuu yahay wax caafimaad ah ama astaan u ah caafimaadka.

taas waxaa aaminsan dadka soomaaliyeed waxay haystaan qofka caatada ah inuu yahay qof jirran, qofka cayilanna inuu yahay qofka ugu caafimaad badan,

 

Cuntada makhaayadda iyo mida guriga dhanka caafimaadka

Exit mobile version