Site icon Daruur درور

Pakistan oo diidday inay sacuudiga la safato

Warar cusub ayaa waxay sheegayaan inuu diiday rw dalka Pakistan Cimraan Khaan inuu garab istaago ama la safto dalka Sacuudiga lidka Iran.

wuxuu yiri Cimraan Khaan: aniga ma awoodo inaan idin la safto, waayo amaanka Pakistan ayaa wax soo gaaraya haddan qolo la safto.

Pakistan oo diidday inay sacuudiga la safato
Pakistan oo diidday inay sacuudiga la safato

sida la sheegay sacuudiga wuxuu rabay inuu carabta isu keeno si loo weerarao dalka Iran, sida muuqata shirarka uu makka ku qabtay boqorka Sacuudiga Salmaan bin Abdilaziiz way dhicisoobeen. sacuudiga oo toos u caddeysatay daglka ay kula jirto dalalka carabta iyo islaamka immisa dal ay burburisay waxaa ugu horreeyay soomaali, laakin dad badan ma oga.

Exit mobile version