Sheeko qiimo badan Qasaaraha u baddel Faa’iido

Sheeko qiimo badan Qasaaraha u baddel Faa'iido

Sheeko qiimo badan Qasaaraha u baddel Faa’iido Oscar waa Nin jarmal ah wuxu qabay hal dhib taasoo ahayd lacag jacayl, wuxu ahaa Nin aad u lacag jecel. Asxaabtiisa markuu la fadhiyo wuxuu dhihi jiray waxaan rabaa inaan wax sameeyo, inaan wax yeesho, inaan hanti badan helo iwm. Asxaabtiisuna way ku qosli jireen waayo wuxu ahaa […]

Riyada cunug dhashay kadib geeriyooday

Riyada cunug dhashay kadib geeriyooday

Riyada cunug dhashay kadib geeriyooday Su’aasha: Asc wallo waxan xalay ku riyooday xaaskeyga oo dhashay kadib uu cunuga geeriyooday marka maxaa lagu fasir kara madama hadda uur leedahay 9 bilood ay tahay. Bal ii fasiir fadlan si deg deg ah Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato kula soo gudboonaanayso inshaa Allaah dhibaatadaas isla markii way dhamaanaysaa, […]

Alaab la iibiyay oo lacagteeda soo daahday ribo miyaa

Alaab la iibiyay oo lacagteeda soo daahday ribo miyaa

Su’aasha: Asc waxaan ibiyay alaab lkn lacagtii aya laydhahay aan kusoo qaado balse lacagtii ayaa laygala raagay amaahna maysoo galin meesha tasi ribo manoqon kartaa Jawaabta: Alaab aad iibisay oo lacagteeda kaa soo daahday ribo ma noqon karto, qof alaab deyn waad ku siin kartaa waxna waad amaahin kartaa waqti ayaad ku heshiinaysaan, ribada waa […]

Deynta qofka qaraabada ah iyo qaabka loola dhaqmo

Deynta qofka qaraabada ah iyo qaabka loola dhaqmo

Deynta qofka qaraabada ah iyo qaabka loola dhaqmo Su’aasha: Walaaal dad qaraabadayda ah ayaa dayn iga qaadanaya iimanasoo celinayaan, aniguna qaraabonimo ayaan ku qaddarinayaa inta badanna waan ka xishoodaa inaan waydiiyo waxanan rajayeeyaa inay iyagu iskasoo bixiyaan lkn ma dhacdo,, talo igasiiya arrintaa walaal maxaa ila gudboon oo aan sameeyaa?! Jawaabta: Qofka dhibaataysan haddii aad […]

Qofka aan ku rabin astmaamaha uu leeyahay

Qofka aan ku rabin astmaamaha uu leeyahay

Qofka aan ku rabin astmaamaha uu leeyahay Su’aasha: Asc bahda daruur waxaan rabaa inaad ii sheegtaan astmaaha lagu garto qofka aan ku rabin ama ku neceb oo ku xasdaya iyado sidas ay tahayna saaxib kula ah oo iska dhigaya inuu ku jecel yahay. Jawaabta: Guud ahaan waxaa jira astaamo lagu garto qofka munaafuqa ah hadda […]

Macalinka jaamacada oo aad iiga weyn ayaan jeclahay ila taliya

Macalinka jaamacada oo aad iiga weyn ayaan jeclahay ila taliya

Macalinka jaamacada oo aad iiga weyn ayaan jeclahay ila taliya Su’aasha: asc walaalayaal dhib ayaa i haysta waxan jeclaaday nin aad iiga weyn wuxuu iga weyn yahay ku dhawaad 15 sano oo kale si daran ayaan u jeclahay anigana hada ayaan ardayad ahay oo jaamacad dhigata, ninkaas waa macalinka jaamcada ii dhigo maskaxdayda kama baxo […]

Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa

Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa

Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa Su’aasha: Waku salamay sxb markaan saaid u kacsado wxn moodaa in caloosha la iga haayo cml xaaladaasoo kale maxaa la dhihi karaa Jawaabta: Arrintan waxaa sabab u ah biyaha manida dhowr jeer aad isku celisay, qofka marka uu kacsado ama uu dareenkiisa kiciyo ama uu siigo […]