Riyada dahabka iyo ninkayga iyo hablo guriga isla jooga

Su’aasha: Asc walal waxan ku riyooday ani iyo ilmaha oo bananka adeeno iyo aboohod guriga waxan uga tagaya hablo waxana ii yalo dahab xoga ah marka soo labto waxan is leyahay dahabkii xisaabi oo firi inuu intiisa yahay dahabki marka.soo qaday .kdb mar kasto oo aan is dhaho tiri tirada wee iga qaldoome waxan kala […]
Hay’ad in loo shaqeeyo diinta maxay ka qabtaa

Hay’ad in loo shaqeeyo diinta maxay ka qabtaa Su’aasha: Asc wll hay’ad ma u shaqayn karaa ama lacag maka qaadan karaa yacnii xaaraan miyaa mise xalaal? Mahadsanid wll Jawaabta: Waxay ku xiran tahay hay’adda aad ka shaqaynayso waxa ay samayso , haddii ay yihiin wax xalaal ah waa xalaal hadday yihiin wax xaaraan ah waa […]
Nin lacag igu leh oo aan waayay maxaan ku sameeyaa

Nin lacag igu leh oo aan waayay maxaan ku sameeyaa Su’aasha: Walaal muddo laga joogo 11 sano ayaa waxaan dhigan jiray private lagu barto computer ka, bishii ugu danbaysay ee aanu ku qalin jabinaynay macalinka maan siinin fee giisii, sidaan kolba is kulahaa waad siindoontaa wakhti ayaa kasoo wareegay muddo kadib waxaan ogaaday in macalinkii […]
Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa

Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa Su’aasha: scw bahda daruur waad ku mahadsan tihin webkan qiimaha badan waxaan rabaa inaad iiga soo jawaabtan su’aasha ah saliida la yiraahdo sage oil timaha miyay madoobeysaa daawada timahalagu madoobeeyo iyo iyada maxay isdhaamaan? Jawaabta: Saliida sage oil ( زيت الميرمية ) marka qofka madaxa mar kaste […]
Dhabar xanuunka maxaa keeno maxaasena lagu daaweeyaa

Dhabar xanuunka maxaa keeno maxaasena lagu daaweeyaa Dhabar xanuunka ألم الظهر qofka dareemo waa xanuun dadka inta badan ay dareemaan qofka sabab gaar ah ayaa u keena, hadaba halkan waxaan kuugu soo bandhigaynaa sababaha keena dhabarxanuunka oo kooban: 1- Qofka inuu u seexdo qaab qaldan, siiba qofka marka uu daalan yahay ama uu dhafarsan yahay […]
Riyada anagoo safar u diyaar garoobayna gaariga oo shil galay

Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyooday anagoo safar u diyaar garoobayna in gadhigayagi noo soo socday uu shil galay. Marka maxa lagu fasili karaa riyadaas Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimo ay kaa xayirmi doonaan ama wax aad sugaysay uu dib kaaga dhici doono, inshaa Allaah shil dhab ah inta badan ma aha haddii Alle […]
Daawada kawaabyada biyaha daahiso ninka dhib ma u keentaa

Daawada kawaabyada biyaha daahiso ninka dhib ma u keentaa Su’aasha: sc walaal daruur qofka biyaha 2 daqiiqo aan hayn karin haduu adeegsado daawada kawaabyada buufiska dhib miyay u keenaysaa ilaa goorma ay jirkiisa ku jiraysaa haduu isku buufiyo marka uu naagtisa u galmoonayo, mida kale dhib ma leeyahay hadii qofka biyabaxa degdega u adeegsado daawadaas […]
