Riyada qofka oo meel dheer kasoo dhacaayo

Su’aasha: scw qofkii arko asoo guri dheer dhowr dabaq ah kaso dhacaayo maxaa lagu fasiri karaa, wuxuuna soo toosaya asoon soo dhicin laakin qarka u saran inuu so dhaco Jawaabta: Culimada riyada fasira waxay sheegeen qofkii arko asoo meel dheer kasoo dhacaayo waa qof ka baqaya arrin muhim u ah oo walwal ku hayso, cabsidaas […]
Riyada labo isku eg inaad ku dhex aragto

Su’aasha: Asc sxb wanku salaamay seetahay nio habeen dhaxdaas ayaan ku riyooday wllky oo askari ah oo qori wato iyo ninkale oo isaga u eg oo isla socdaan oo xaafada noogu yimid markaasa lala fajacaa isku ekaanshaha wllky iyo ninkan ay isku egyihiin hada wllky si rasmi ah askari uma ahan balse dhawaana la qalabeyn […]
Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay

Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay Waa sheeko gaaban oo muri weyn xambaarsan: Nin beeralley ayaa faras iska lahaa faraskii wuu xanuunsaday wuxuu u yeeray dhakhtarka xoolaha markuu baaray ayuu yiri: Hadduusan kicin faraska seddex maalmood kaddib waa in la dilaa, waxaa maqlay wan oo meesha joogay, wankii wuxuu u tagay faraska wuxuu u […]
Gacmaha wajiga in la marsado marka la ducaysanayo

Gacmaha wajiga in la marsado marka la ducaysanayo Su’aasha: Wll qofku marka uu ducaysanayo ee uu ducada dhamaysto labada gacmood inuu wajigiisa ku masaxaa ma arrin soo aroortay oo waarid ahbaa mise waa la iska caadaystay. Jawaabta: Qofka marka uu ducaysanayo inuu gacantiisa wejiga mariyo ama ku masaxo culimada way isku khilaafeen qaar waxay qabaan […]
Quraanka siduu walwalka u daaweeyo qiso dhab ah

Quraanka siduu walwalka u daaweeyo qiso dhab ah Culaysyo badan oo dhinacyada nolosha ah ayaan si maalinle ah u dareemayay, inkastoo aanan dhihi karin dhibaatooyin waawayn ayaa I haystay hadana sidaasoo ay tahay marar badan waxaan dareemi jiray diiqad,welwel , walbahaar iyo rajo xumo. Laba waqti ayaan dareemi jiray daganaasho iyo farxad; marka aan masjidka […]
Qofka ma saxuuran karaa waqtiga saxuurta kahor

Qofka ma saxuuran karaa waqtiga saxuurta kahor Su’aasha: Walaal qof raba inuu soomo lkn ka cabsi qaba inuu suxuurta ka dib dhaco intaanu seexan kahor ma suxuuran karaa? Jawaabta: Wax dhib ma laha qofka hadduu soomo asoon saxuur cunin oo casho kaliya uu ku kaaftoomo inkastoo saxuurta ay barako ku jirto qofkana uu ka helayo […]
Ma jiraa xal lagu yareeyo shahwada ku gubeysa

Su’aasha: Asc wll aniga waan iska dayn waayey siigeysiga xittaa waan ducaystey wali waa sidii, waan sameeyey soon iyo talaabooyin la bixiyey si la iskaga joojiyo dhammaantood waan sameeyey lkn isla markiiba shahwo ayaa igubeyso illaa aan ka sameeyo middaasina ma dagayo wax walba samee arrintaa inaan sameeyo uun weeyaan, mopelka waa musiibada ugu ama […]
