Qofka janaabada qaba timaha iyo ciddiyaha ma iska jari karaa

Qofka janaabada qaba timaha iyo ciddiyaha ma iska jari karaa

Qofka janaabada qaba timaha iyo ciddiyaha ma iska jari karaa Su’aasha: Walaal qofku isagoo junub ah oo aan wali dahaaro qaadanin gadhka iyo shaarubka ma iska xiiri karaaa? Jawaabta: Wax dhib ma laha qofka janaabada qaba inuu iska xiiro timaha jirka oo meel kaste ku yaalla, sidoo kale inuu ciddiyaha iska jaro. Asal ahaan waa […]

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 1aad)

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 1aad) Qoraalkani maaha midkii ugu horreeyay ee lagaga hadlo mawduucan balse waxaa jira qoraallo kale oo laga sameeyay kuna jira webkeenan daruur.com, ujeedada qoraalkayganina waa inaan sii xoojiyo maadaama mawduucani uu leeyahay ahmiyad wayn wakhtigan aynu kujirno oo dhallinyaro badani ku fitnoobeen aflaamta noocan ah. Akhristoow bal ila […]

Riyo xabsi iyo qof caan ah ood hab siinayso

Su’aasha: asc Wll waxaan kuriyooday anigoo lee dhahayo xabsi ayaad galeysaa sidoo kalena qof caan ahna hab ayaan siinaya markaa xabsiga usocday xabsiga maan arkin sidookalena magalin oo xabsiga waa galee oo kaliya leegu dhahay riyadana halkaas ku ekeyd. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad arrin muhim ah aad ku mashquuli doonto shaqo ama waxbarasho ama […]

Hababka ugu fudud wax loo xifdiyo

Hababka ugu fudud wax loo xifdiyo

Hababka ugu fudud wax loo xifdiyo Su’aasha: Wll waxaan doonayaa inaad iga caawiso dhibaatada ilowshada wax xifdinta, haddiiba u jiro xalka ugu wanaagsan mahadsanid. Jawaabta: Hilmaanka ama illowshaha sababo badan ayuu ka dhalan karaa waxaa ugu muhiimsan: 1- qofka arrimihiisa inaysan habaysaneyn, taasoo laga wado qofka marka uu yahay qof aan nidaamsanayn oo waxyaalo badan […]

Qofka dhintey sawirkiisa mala heysan karaa

Qofka dhintey sawirkiisa mala heysan karaa

Qofka dhintey sawirkiisa mala heysan karaa Su’aasha: Asc dhamman walaalaha daruur waan idiin salaamey salaan ka dib waxaan rabaa inaan idiin weydiiyo suaal kusaabsan sawirka qofka dhintey hadii aan sikale udhigo qofka dintey sawirkiisa in la heysto oo gallery kuugu jiro ama Facebook laso dhigo diinta maxay ka qabtaa ma wax wanaagsn baa mase waa […]

Soonka maalindhaafka caafimaadka dhib ma u keenayaa

Soonka maalindhaafka caafimaadka dhib ma u keenayaa

Soonka maalindhaafka caafimaadka dhib ma u keenayaa Su’aasha: Walaal sidaynu lasocono soonku wuxu leeyahay faaidooyin badan oo caafimaad marka laga yimaado Ajriga laga helayo ee ilaahay uuni ogyahay, sida ugu fiicanna waxa la tilmaamaa in usbuucii 2 maalmood laga soomo waana sidii Sunnada rasuulku SCW ay ahayd. Hadaba su aashaydu waxa waaye in maalinna la […]

Waxtarka qubada xaga awooda raganimada

Waxtarka qubada xaga awooda raganimada

Waxtarka qubada xaga awooda raganimada Su’aasha: scw waxaan rabaa inad wax igga sheegtaan waxtarka qubada ma u roon tahay raga dhalinyarada oo siigada nafta ka qaaday sidee ugu fican oo laa isticmaali karaa fadlan faahfahin dheerad ayaan raba idinko mahadsan. Jawaabta: Qubada waxay ka mid tahay cuntooyinka aad qofka ugu fiican xagga galmada waxaa aad […]