Kulanka sheekh Umal iyo sheekh Almacsaraawi

Kulanka sheekh Umal iyo sheekh Almacsaraawi Sheekh Almacsaraawi wuxuu ka mid yahay culimada dalka Masar waana professor jaamacadda Alazhar wax dhiga. wuxuuna caan ku yahay qiraa’aatka quraanka kariimka, wuxuu ku leeyahay magaalada Qaahira xarumo loogu talaggalay in lagu xifdiyo quraanka kariimka oo shahaadooyin takhasus lagu bixiyo. sawirka halkan ka muuqa waa kulan dhex maray sheekh […]
Armaajooyin dadka ka yaabiyay

Armaajooyin dadka ka yaabiyay Nin faryaame ah oo ka yaabiyay dadka, ninkan wuxuu soo saaraa armaajooyin qaab yaab badan u samaysan, wuxuu ka dhigaa armaajada inay tahay mid u muuqata inay jabsan tahay, dhab ahaantiina ma jabsana. waxaa la sheegay dadka inay aad u ganayaan waxyaalaha uu ninkan sameeyo, illeen dadka waxay jecel yihiin wax […]
Haamaha haraaga sunta nukliyerka oo banaanka soo baxay

Haamaha haraaga sunta nukliyerka oo banaanka soo baxay Sida idin kaga muuqata sawirradan, waa haamo ay ka buuxaan sida la sheegay Haraaga Sunta Nukliyerka ee wax gumaada (Nuclear Waste) oo lagu soo qubay xeebaha badda soomaaliya muddo dheer kahor. Haantaan ayaa waxay ku soo caarisay deegaanka Iidaan oo qiyaastii dhanka waqooyi ka xigta 100Km magaalo […]
Gabar dowladda ku taageertay howlgalka ay waddo

Gabar dowladda ku taageertay howlgalka ay waddo Daawo muuqaalkan oo gabar soomaali ku muujinayso taageeridda dowladda soomaali dagaallada ay kula jirto dadka kasoo horjeeda dowladda dhexe. Dadka soomaaliyeed waa dad aan dhabtii aad u fahansanayn qofka u roon iyo qiimaha dalkooda.
Dambiga xanta iyo jeesjeeska

Dambiga xanta iyo jeesjeeska Diinta islaamka waa diin aad u qiima badan, fidrada toosan ayay waafaqsan tahay, waxaa kusoo aroortay quraanka iyo xadiiska nusuus badan oo tilmaamaysa inay xaaraan ay tahay dadka in la dhibo, dhibka dadka qaabab badan ayuu yeelan karaa, waxaa ka mid ah xanta, waxay keenaysaa xanta in qofka uu bulshada xumaan […]
Fadliga dhexdhexaadinta dadka

Dadka in la maslaxeeyo oo la dhexdhexaadiyo waa camal aad u weyn nusuusta sharciga si fiican ayay uga hadashay. wuxuu leeyahay Alle – subxaanahu -: {لاَ خَيْرَ فِي كَثِيرٍ مِنْ نَجْوَاهُمْ إِلَّا مَنْ أَمَرَ بِصَدَقَةٍ أَوْ مَعْرُوفٍ أَوْ إِصْلاَحٍ بَيْنَ النَّاسِ وَمَنْ يَفْعَلْ ذَلِكَ ابْتِغَاءَ مَرْضَاةِ اللَّهِ فَسَوْفَ نُؤْتِيهِ أَجْرًا عَظِيمًا} (Khayr ma leh […]
Sharta iyo khayrka saameyskooda

Sharta iyo khayrka saameyskooda Khayrka waxaa laga wadaa wax kastoo fiican, shartana waxaa laga wadaa wax kastoo xun, labada dad ayay leeyihiin oo ka shaqeeya, dad waxaa jira khayrka jecel dadna sharta ayay jecel yihiin, dad khayrka ayay u degdegaan dadnka sharta, wuxuu leeyahay nabigeena (SCW): (إِنَّ مِنَ النَّاسِ مَفَاتِيحَ لِلْخَيْرِ مَغَالِيقَ لِلشَّرِّ، وَإِنَّ مِنَ […]
