Siyaabaha hilibka loo sameeyo

Siyaabaha hilibka loo sameeyo Hilibka marka qaabab badan loo sameeyo ayuu kuu soconayaa. soomaalida hilibka inta badan waxay u sameeyaan qaabka caadiga ah oo biyaha lagu kariyo aadna aan loo bisleynin, waxay dhahaan hilibka waa inuu gowsaha ku dhego , dadka soomaaliyeed ma jecla hilibka aad u bisil. laakin waxaa dhab ah hilibka macaankiisa […]
Dhakhtar wanaaggiisa dadka ka yaabiyay

Dr Maxamed Mashaali wuxuu ka qalin jabiyey Kuliyadda Caafimadka Jaamacadda Qaahira ee dalka Masar Sannadkii 1967-kii isagoo Kaalinta koowaad u galay dufcadii ay wax isla baranaayeen wuxuuna keenay 99.3%. Dr.Mashaali wuxuu Furtay Isbitaal yar oo uu ku daaweeyo bukaanada Saboolka ama Faqriga si lacag la’aan ah, Mararka qaarna isagaa ka bixiya lacagaha ay ku iibsan […]
Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha

Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha Salaadda ay galeen Madaxda Xarakada Taalibaan ee Afganistan, ka hor inta aysan heshiista Nabadeed la saxiixan Mareykanka. Heshiiskan oo ka dhacay dalka Qatar ee magaalada Doha. Waxaa lagu heshiiyay in xabbada ay joojiyaan labada dhinac. Sawirada ayaa kuu caddeynaya xarakada inay wili yihiin dad ku dhegan qiyamka islaamiga. salaadda ay […]
Waa maxay cuntada sujuq maxaana laga sameeyaa

Waa maxay cuntada sujuq maxaana laga sameeyaa Shucuubta waxay leeyihiin dhaqamo kala duwan, soomaalida ma cunaan badankooda calooleyda iyo mindhicirka, dad yar ayaa cuna oo ku magacaaba kirish mirish. Laakin carabta wax kale ayay ka sameeyan mindhicirka xoolaha, waxay ka sameeyaan . Waxaa loo yaqaanaa afka carabiga النقانق ama السجق afka ingiriiskana waxaa la dhahaa: […]
Mahad Salaad: Galmudug ha looga turo colaada laga soo abaabulayo Villa Soomaaliya

#xildhibaan Mahad Salaad: Galmudug ha looga turo colaada laga soo abaabulayo Villa Soomaaliya Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay xiisada dagaal ee ka taagan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Mahad Salaad ayaa marka hore ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay dagaalladii ka dhacay gudaha […]
Sanbuuska carabta iyo kan Soomaalida

Sanbuuska carabta iyo kan Soomaalida Soomaalida sanbuuska ay sameeyaan si gaar ayay u sameeyaan oo ka duwan siday carabta u sameyso, inta badan wuxuu ka kooban yahay bur oo fooliyo ah iyo basal iyo barbarooni iyo hilib shiidan, laakin carabta waxay galiyaan qudaar ama jubno “farmaajo” meesha hilib laga galiyo sanbuuska soomaalida. Eeg sanbuuska soomaali […]
Waa maxay hilibka koftaha

Maxaa laga wadaa hilibka koftaha? Waa hilib la shiiday oo lagu daray basal iyo kabsarcaleen iyo baradho saliid macsaro dad ayaa ku darsada kaddib ayaa laga dhigay wax dhuuban, waxaa lagu dubaa dabka markaas ayaa lagu cunaa cuntada sida bariiska ama muufada ama baastada ama rootiga iwm. hilibka koftaha oo diyaarsan ma fiicna in lasoo […]
