Kalluunka saliidda lagu dubo dhibka uu keeno

Kalluunka saliidda lagu kariyo dhibkan ayuu jirka u keenaa. Kallaaunka qaabab badan baa loo sameeyaa waxaa ugu caansan labo qaab oo ay dadka u badan yihiin in biyo lagu kariyo iyo in saliid lagu dubo . haddaba yaa fiican labadan qaab in loo sameeyo mallayga waxaa la sheegay malayga saliidda lagu dubayo inuu dhib u […]
Sida karbunaatada ilkaha loogu caddeeyo

Sida karbunaatada ilkaha loogu caddeeyo Karbunaatada ma ogtahay in ilkaha lagu caddeyn karo? Karbunaatada loo adeegsado macmacaanka sida cusbada oo kale ah waxaa lagu caddeyn karaa ilkaha, waliba waxay u roon tahay jirrooyinka cirridka. ilkaha waxay ka qaaddaa wasakhda madow iyo midda cagaaran. sidoo kale waxay ka dhigtaa ilko cad oo nadiif ah waxaad soo […]
Wax qof kaste heli karo oo ilkaha caddeeya

Waxyaalo aad heli karto oo ilkaha caddeeya oo dabiici ah. Waxyaalo dabiici ah oo ku caddeyn karto ilkahaaga adoon tagin meelaha lagu caddeeyo waxaad keenaysaa dhuxul shiidan waxaad ku daraysaa cusbo kaddib waxaad keenaysaa qobka mooska kaddib waxaad keenaysaa liin dhanaan iyada iyo qobkeeda ayaad isku shiidaysaa dhammaan ayaad isku daraysaa ilaa uu ka noqdo […]
Corona virus oo shahwada ninka lagu arkay

Corona virus oo shahwada ninka lagu arkay Cilmibaaris goor dhow la maseeyay ayaa lagu ogaaday corona virus inuu ku jiro manida qofka cudurka hayo. taasoo oo keeni karta inuu ku faafi karo dhanka galmada sida cudurka aydhiska oo kale. Baaritaano ayaana lagu ogaaday arrinkan. Sida la og yahay cudurka corona wuxuu joojiyay wixii ka dhici […]
Jacaylka guurka kahor xaalkiisa waa sidee

Jacaylka guurka kahor xaalkiisa waa sidee Jacaylka guurka kahor ee da’yarta ku dhaco. Jacaylka waa dareen ninka uu ka dareemo gabadha xageeda ama iyada ay dareento. Qofka marka uu qaangaaro wuxuu suuraysanayaa inay gabar jeceshay Jacaylka waxaa ku imaanaya si kedis ah oo culus waxaa laga yaabaa inuu jeclaado gabar deriska ama qaraabada haddii aabbihiisa […]
Sawiro muujinaya qiimaha Soomaaliya

Sawiro muujinaya qiimaha Soomaaliya Soomaali waxaa Ilaahay siiyay dhul aad u wanaagsan. maanta hadday soomaalidu ahaan lahaayeen dad meel dheer wax ka arko waxay ku noolaan lahaayeen dal aad u hormarsan. Soomaali waxay la tartami lahayd dalal maanta lagu tilmaamo inay hormar weyn gaareen. Hantida waa dhulka dal marka uu haysto dhul barwaaqo wax kaste […]
Astaamaha lagu garto inuu Vitamin D kaa maqan yahay

Astaamaha lagu garto inuu Vitamin D kaa maqan yahay Sida la og yahay Vitamin D wuxuu ka mid yahay vitmainada aad ugu roon caafimaadka qofka. marka uu qofka jirkiisa ka baxo vitmainkan wuxuu iska dareemayaa dhbaatooyin fara badan. Maxaa lagu gartaa Fatamiin D inuu jirkaaga ka maqan yahay. 1- xanuun joogto oo kalabax […]
