Faragalinta afaaraha lamaanaha

Faragalinta afaaraha lamaanaha Bulshada maxay usoo faragalinayaan nolosha lamaanaha taas waxaa keenta dhaqanxumida iyo jahliga Guurka waa naxariis Ilaahay na siiyay wuxuuna ugu talagalay taranka inuu sii jiro wuxuuna u sameeyay waddo xalaal ah oo ah guurka ubadka waa nimco weyn oo uu qofka dareemyo marka uu fikiro ubadakana waxaa bixiya Alle cidduu doono ayuu […]
Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya

Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya waxay ka mid yihiin waxyaalaha caafimaadka khatar ku ah. qofka marka caloosha ka weynaato wuxuu noqonayaa qof jirrooyin badan halis u ah. cuntada waxaa ka mid : 1- chips (jibsiga) taasna waxaa laga soo xigtay cilmibaareyaal ka tirsan jaamacadda Harvard. 2- Soda Diet canbbitaanka ah […]
Baamiyaha Jirkaaga wuxuu u taro

Baamiyaha Jirkaaga wuxuu u taro Geedka baamiyaha wuxuu leeyahay faa’idooyin aad u badan oo jirka caafimaadkiisa u roon waxaa ka mid ah faa’idooyinkaa. 1- wuxuu wataa vitamin C kasoo reebaya qufaca iyo hargabka iyo cudurada neefta iyo waxyaalo kale badan. 2- wuxuu wataa baamiyaha Foolik acid oo wuxuu nadiifinaya sanbabaha sidoo kale uurjiifka ayuu u […]
Sida loo daaweeyo dildillaaca cagaha

Jawga ama dildillaaca cagaha sida fudud loo daaweeyo. Dad badan ayaa cagaha ka dildilaaca sidoo kale qallayl meel adag bay noqdaan haka walwalin si fudud ayaa loo daaweyn karaa arrintan waxaad keenaysaa baaf biyo waxaad ku qasaysaa xunbada saabuunta kaddib cagaha ayaad gelinaysaa waxaad ku haynasaa 20 daqiiqo kaddib waxaad adeegsanaysaa dhagax gaar ah oo […]
Naag daacad ah sifooyinka lagu garto

Naag daacad ah sifooyinka lagu garto Naag daacad ah in la helo way adag tahay siiba samankan aan joogno. naagaha hadda nool badankooda waa daneysteyaal oo raga dan ku guursada. ninka marka uu helo naag daacad ah wuxuu helay wax aad u weyn noloshiisa. naag daacad axaa lagu gartaa ninkeeda ayay wanaag la jeceshay hadalkiisana […]
Qaliinka qurxinta sanka waa maxay

Qaliinka qurxinta sanka waa maxay Sanka maxaa qaliin qurxin loogu sameeyaa. Sanka wuxuu ka mid yahay xubnaha wejiga ugu muhimsan miisaabka quruxda kaalin weyn ayuu ka qaataa sanka. noocyo badan ayuu leeyahay wuuna kala qurux badan yahay nooca dheer oo ah goobo leh iyo midka aan goobada lahayn nooca baiiqsan oo ballaraan isagana noocyo badan […]
Daawada ugu fiican Corona lagu daaweeyo

Cudurka corona oo lagu tiriyo cudurada halista ah ayaa ku faafay caalamka. Ilaa iyo hadda lama hayo wax dawo ah. Wuxuu dilay dad aad u farabaday dadkaas wuxuu ka dilay dalalka hormarka lagu tilmaami jiray. Ilaa hadda waxaa loo raadinayaa talaal loomana helin. dalal badan ayaa isku dayaya inay daawo u helaan laakin wali waa […]
