Timaha dabada in la xiiro waajib miyaa

Timaha dabada in la xiiro waajib miyaa Su’aasha: Walaalo timaha wareega dabada ku yaala ma in la xiiro baa mise ka mid ma aha tima shuunka oo laga rabo qofka in uu iska xiiro. Jawaabta: Timaha hoose kuma eka qaybta hore waa dhamaan kuwa hore iyo kuwa gadaal, timaha gadaal kaliya waxay ku yaallaan dadka […]
Xaaskayga way been badan tahay ila taliya

Su’aasha: Xaaskayga waxaan ku arkay been badan marka ay wax samayso wax kale ayay ii sheegaysaa marka ay meel aado runta ima sheegto, dhowr jeer ayaan ka reebay, xataa caruurta ayaa bilaabay inay ku daydaan, marka wan ku wareersanahay maxan sameya ila taliya, waxan ku nool nahay dalka Holland Jawaabta: Beenta waa wax xun qofka […]
Fasirka hirka badda muxuu yahay riyada marka lagu arko

Fasirka hirka badda muxuu yahay riyada marka lagu arko Riyada: asc walal waxanku riyooday anoo gurigayga joogo ilmaheygana ku dhex jiro oo aan daqada ka arkayo bada oo aad u kacsan hirka badana uu daqada gurigeyga soo garayo lkn biyaha ima soo galayan aniga aan aad u cabsanayo Fasirka: Hirka badda marka la arko asoon […]
Riyada shiirka urka badan

Riyada shiirka urka badan Su’aasha: Maxaa lagu fasiri karaa guri wax aad uraya kasoo baxayo una eg shiirka kaadida oo kale, urka wuxuu usoo baxayaa sida qaaca oo kale fasirka riyada nocaas maxay noqon kartaa Jawaabta: Urka xun waxaa lagu fasiraa inta badan sumacd xun ama wax xun inuu qofka ama meesha uu urka kasoo […]
Naag ayaa lacag iga cuntay ila taliya

Su’aasha: Wad salaman tihin walaalayal gabar ayaa lacag iga cuntay lacgas ma yara waxay ballan iga qaadday inan is guursanayno gadaal waxan ka ogaday inay nin kale guursan rabto oo aniga ay been ii sheegayso, marka si aan ku sameeyo garan maayo maxaa talo aad i sinaysan Jawaabta: Marka si dhab loo hadlo lacagta gabadha […]
Fasirka riyada raadinta dharka

Fasirka riyada raadinta dharka Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo dhar daydayaya kadipna dadku igu qoslayaaan oo aanay waxba iga qaban karayn. mudo ayaan radinayaa waxan xidhanay shay gaaban. Fasirka: Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad raadinayso gabar aad guursato oo kuu qalanto, waxaa laga yaabaa inaad qabto ama ay ku rabto gabar aan kuu qalmin, […]
Riyada aayadda ugu dambeysa suuratu mumtaxina

Su’aasha: ASC wll waan idin salamay. Habeen ayaan ku riyooday suratul mumtahin ayada u danbaysa anu akhrinaya markaasan so bararugay iskuna dayay inaan eego micnaheeda aniga uu naxsan. Jawaabta: Culimada ruyada fasira waxay sheegeen qofkii arko asoo akhrinaya ayaad ka mid ah suraaru mumtaxina inuu ka badbaadi doono xumaan cumrigiisa marka ugu dambeya towbad inuu […]
