Waxaan ku riyooday mobile Tecno T349

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo mobile hadda qad laga isticmaalin oo qadka isticmaalayo mobilekuna waa Tecno oo niiclaha ahT349 maxaa lagu fasiri karaa riyadaa. Jawaabta: Riyada waxay tilaamaysaa in war muhim ah kusoo gaari doono, taleefanka wuxuu tusiyaa hadda arrin muhim ah inaad maqli doonto, illeen taleefanka waa waxa lagu qaado warka iyo sheekada, […]
Soorta iyo baastada yaa vitamin badan

Soorta iyo baastada yaa vitamin badan Su’aasha: Somali hadan nahay soorta aad baa loo adeegsadaa marka soorta malaga hela vitin fican mise waa iska caadi iyada baastada yaa fiican xagga vitaminka. Jawaabta: Soorta inta badan waa galley gallaydana wax badan fii’ido ayay leedahay sidoo kale vitamino badan ayaa laga helaa. Soorta kaligeeda lama cuno waxaa […]
Fasirka riyada xaaskayga taleefanka jabinayso

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyooday xaaskeyga oo telefanka iga jibisay anigana waxan xanaqay kadib telefankeeda Iphone ah ayay isiisay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil ama rabsho oo ay kugu samayn donto xaaska laakin way ku raalli galin doontaa, sida laga fahmayo riyada, taasna waxaa laga fahmaya taleefankeeda ay ku siinayso, waxay la mid […]
Waxaan ahay qof darenkiisu aad u daran yahay xaaskana ma awoodo talo i siiya

Su’aasha: Waxaan ahay qof darenkiisu aad u daran yahay xaaskeygana marwalba ma awoodo Inaan la galmoodo sidoo kale anigana ma awoodi inaan xaas kale guirsado marka maxaan sameyaa ?. Jawaabta: Waxaa kuu fiican xaaskaaga inaad barto oo aad si fiican ula sheekaysato, dumarka waa la bari karaa, galmada haddii sheeko iyo jacayl ay ka horreeyaan […]
Waxan jiraa 18 sano sigada waxan wadaa ilaa iyo 4 sano ila taliya

Waxan jiraa 18 sano sigada waxan wadaa ilaa iyo 4 sano ila taliya Su’aasha: asc waxan jiraa 18 sano lkn sigada waxan wadan ilaa iyo 4 sano cml marka hadii aan iska dayo sigada malaka yabaa inan sideda hore oku labto doctro su ashaa ayan qabaa. Jawaabta: Fursad weyn ayaad haysataa waxaa kuu fiican hadda […]
Waxan ku riyooday aabahay oo mar hore geeryooday

Su’aasha: Asc waxan ku riyooday aabahay oo mar hore geeryooday ayaan riyo ku sheekeesanay kadib ayaan dhahay soo bax aan xaafada aadne waxa uu i dhahay orad adiga aad aniga meel ka fiican ayaan joogaaye? Jawaabta: Riyada waa riyo bishaaro ah, waxay tilmaamaysaa aabbahaaga inuu meel fiican joogo, oo naxariis uu helay, sidaasna ayaannu u […]
Qarowga habeen walba maxaa keeno

Su’aasha: Asc wll waku slmy magacyga wa ahmed ali waxan jira 23 sano ma seexdo hurdada igu yar depression i haan jiray ilahey hada wa iga qaaday walwalka dhibaatada kaliya hada i heysato wa hurdo la aan iyo haween walbo waan qarwa riyooyin xun arka maxa sababa. Jawaabta: Walaal riyada xun oo cabsida leh waxay […]
