Riyada baasto iyo gabadh qurux badan

Riyada baasto iyo gabadh qurux badan

Riyada baasto iyo gabadh qurux badan Riyada: Asc mahadsantihiin Waxaan ku riyooday anoo Boosto iibsaday oo xaafad intaan tagay Kabacdi aan galay makhsin sariirwayni taalo oo go’ cadi ku goglan yahay Dhinaca kale ayaa waxaa sariirku jiiftay Inan aad u qurux badan oo mar aanu arimo guur isla soo qaadnay Iyadoo dharcad xidhan waan imid […]

Wiil damcayo walaashiisa maxa talo ah loo jeedin karaa

Wiil damcayo walaashiisa maxa talo ah loo jeedin karaa

Wiil damcayo walaashiisa maxa talo ah loo jeedin karaa Su’aasha: wiil dhalinyar ah an saaxibo ahayn wuxu i sheegay arin aan la yabay taso ah inuu urursado kastuumada hooyadiisa iyo kastuumada walaashiisa markas kacsi ayuu darema wuuna ku sigeysta, wilka aabihisa mar hore ayu dhintay wuxuu la nool yahay walaalihiisa oo gabdho isaga ka weyn […]

Riyada koridda buur guri korkeeda ku yaallo

Riyada koridda buur guri korkeeda ku yaallo

Su’aasha: asc wr wb alxamdulilah calaa kuli xaal walaal bahda duruur wad kumahadsantihiin riyooyinka aad ifasirtaan iyo suaalaha ad nooga jawabtan alxamdulilah inta badan wayahan riyooyinkega kherbey ubadnaayeen lkn saakey ayan waxaan ku riyoodey ano buur dusheed saaran waliba buurta dusheda guriga baa kudhisan oo qurux badan lkn aniga hadan is dhaho kudul saco wan […]

Ereyo qurxoon raaxada lamaanaha ma siyaadiyaan

Ereyo qurxoon raaxada lamaanaha ma siyaadiyaan

Ereyo qurxoon raaxada lamaanaha ma siyaadiyaan Su’aasha: Bahda daruur wan idin slay wadna ku mahadsan tihin adega weyn ad ino haysan waxan qaba su’aal, mark kaste waxaa la dhahaa dumarka hadal macaan oo urxoon ayay u baahan yihiin xiliga raxada sariirta, waana wax jiro taas laakin ragana sdaas miyaa hadalo macaan miyay iyagana u bahan […]

Riyada qof kaligii ku tukanaya meel dad jooga

Riyada qof kaligii ku tukanaya meel dad jooga

Su’aasha: Asc wll qali dambiga iyo dambiga waalidka Allaxa dafe wll waxan kuriyodi mararbadhan ano salad tukunaaya mesha an kutugana dad aya joga kaligey ayana kutugana meesha marmar waxan leyahy mesha aan kutugana waa binaan weyn oo laiskuga imadi salat jumca marki salata lagabaxi ayan tagi kaligey ayan tugudey fadlan ifasir wll. Jawaabta: Riyada waxay […]

Hubka dowladda Turkey ay soo bandhigtay

Madaxweynaha Turkiga Ordoghan iyo Turkey

Sawirkan wax yar ka hor ayaa lagu faafiyay maanta wakaaladaha wararka caalamka, waxaa ka muuqda sawirka madaxweynaha turkiga Rajab Dayib Erdogan oo lagu tiriyo madaxda dunida ugu saameynta badan waqtiga hadda la joogo. Waxaa safan madaxweynaha gadaashiisa gantaallo iyo bambooyin ay Turkey samaysay sanadahan dambe, wuxuu ula jeedaa madaxweynaha Turkiga sawirkan Turkey inay ka kaaftoontay […]

Riyada adoo soor cad oo macaan cunaaya

Riyada adoo soor cad oo macaan cunaaya

Su’aasha: asc wr wb sheekh waxaan saaki ku riyoodey anigo xaaskega ii keentey soor macaan badan oo aad ucad oo caano ari laigu darey soortii marki hore maraq an macaanen aya la igu darey markan cuni waayey ayaa waxey ikentey maraq kale oo macaankisa aan ulayaabey soorta ad buu ucadaa caanaha sido kale cadan zaaid […]