Waxaan ku riyooday aniga oo jacayl la sameenaya gabar

Waxaan ku riyooday aniga oo jacayl la sameenaya gabar

Su’aasha: Asc wll xalay waxaan ku riyooday aniga oo jacayl la sameenaya gabar ay habaryartay dhashay waliba afka ayaa iska dhuuqaynay dhebteeda ayaan ku jiifay markaasna waxaan umalaynayaa in dhiiga caadada ay qabtay oo dhiig ayaa iiga soo uraayay dhabteeda Habaryartayna ayada arinka way ka xumeed oo way diidaysay lkn gabdha way igu qanacsanayd gabdhahana […]

Anigoo madax ciidan ah riyada maxay tahay

Anigoo madax ciidan ah riyada maxay tahay

Anigoo madax ciidan ah riyada maxay tahay Su’aasha: Asc iga raali ahaada Noona dulqaado hadaan qoraal dheer soo dirno Riyada anigoo gobol kamida gobolada wadankeenii safar u aaday magaalo yaroo aanan hore u arag Kabacdina magaaladii maqaaxi shaah ka cabaaya Kabahana baalashaystay kabacdi kabacdi baalashlihii intaan lacag iskutala u dhiibay baaqigii ISKA Qaatay kabacdina shaahii […]

Riyada anigoo gabadh guursaday oo sariirta la fadhiya

Riyada anigoo gabadh guursaday oo sariirta la fadhiya

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin Riyada anigoo Guursaday gabadh aanan garayn oo maqsinkii hurdada sariirtii kuwada fadhina oo aad u faraxsan kadibna intaan sariirtii kasoo dagay Aan bathka galayoon kusoo maydhay Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal noloshaada  lasoo gudboonaanaya, qofkii arko asoo guursaday waxay ka dhigan tahay inuu nolol cusub galay, sidoo kale guurka […]

Riyada anigoo akhrinaya ducadii nabi Yuunis (CS)

Riyada anigoo akhrinaya ducadii nabi Yuunis (CS)

Su’aasha: Asc waadku mahadsantihiin tixgalintiina waxaan toosay habeen anigoo akhrinaaya aayadii nabiyu lahi yoonis markuu xuudku liqay ilaahay ku baryay laa ilaaha illaa anta subxaanaka inii kuntu mina daalimiin ayaan baan toosay waanan maqlaayay si fiican codkayga kor baan u akhrinayay markaasi ayaan farxay oon idhi alxdlh Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysa inaad ka […]

Riyada anigoo masas badan oo huruud ah igu soo yaaceen

Riyada anigoo masas badan oo huruud ah igu soo yaaceen

Su’aasha: Asc mahadsantihiin waxan ku riyooday aniga oo meel banana oo geedo yar oo qalalan ku yaaliin oo ciida anoo jooga ay igusoo yaaceen masas badan oo huruuda markay inyar iisoo jiraan oo ay isoo gaadheen ayuun buu dhinacayga midig mas wayn oo huruudihi kasoo baxoo wuuwada Cunay dhamaan masaskii oo qaarna waxaan arkay iyagoo […]

Riyada anigoo cunto cunaya oo dad caawinaya

Riyada anigoo cunto cunaya oo dad caawinaya

Su’aasha: Asc waadku mahadsantihiin tixgalintiina Riyada anigoo restaurant Cunto ka oo biyo cabaye cunaayo hilibna safari ku qaadanaya gabar yaroo indho waawayn oo aad uqurux badanina ilahadlayso iyadoo qoslayna Ayaa waxaa ila jooga isna oday aanu sxbo nahay oo meeshu macaa waxay leedahay Hurdo Ayaa odaygii aanu sxbka ahayn ii yimid oo waxuu igu yidhi […]

Riyada dad badan kusoo bursanaayo

Riyada dad badan kusoo bursanaayo

Su’aasha: asc wlaalaha daruur melkasta aad jogtan saln kadib waxa rabaa riyada ah aniga oo laibursanaya waliba dad aad utiro badan hadana aan kacararaayo mana layso qabanayo mesha laygu racdaysanayona waan bartay waayo weyigu so lalabata marmarna mela kale ayan mara maxay fasirta riyadaas waxan sokaca anigo daal iyo oon farabadan ihaayo waliba marka hurdada […]