3 su’aalood ku saabsan xubinta taranka

Su’aasha: Su asheyda waxey tahay arimo ila soo darisay waana la su al wana kala qaadi donaa In.a:- 𒊹︎︎︎Xanuno xubinta taranka ku dhacaa oo jilciya miyaa jira? 𒊹︎︎︎siigadu hadey xubinta taranka jilciso oo siigadu gawi ahan iska joojiso malaga yabaa in xubintada taranka awodeda hore ay dib u hanato? ➪Siigadu mudo sanad ahna wan wadaa […]
Waxan ku riyooday aniga oo aad u faraxsan gabadhna gacanta haysta

Su’aasha: Waxan ahay nin doob ah. Waxan ku riyooday aniga oo aad u faraxsan gabadhna gacanta haysta oo sii gelaya meel iftiin iyo nuur badan ka soo baxayo. Fadlan ii turuma. Allah ha idin waafajiyee. Jawaabta: Waxaad heli doontaa nolol raaxo badan waadna guursan doontaa, riyada waa riyo khayr iyo bishaaro ah.
Basasha marka aan cuno xaaqteyda way badataa ila taliya

Su’aasha: Asc, basasha marka aan cunno xaaqteyda way badataa , labadeeda nuucba, ila taliya ! Jawaabta: Basasha marka aad cunto biyo badan cab maxaayeelay biyaha ayaa kugu yar qofka marka uu cuno cuntooyinka qaar afkiisa wuxuu keenaa xaako jiidmaysa waxaa laga rabaa qofkaas inuu biyaha badsado, dad waxaa jira markay cunaan cunto dufin leh sida […]
Geedka ninka goormee la dhihi karaa wuu jilcan yahay ma marka uu dansan yahay mise xiliga kacsiga

Geedka ninka goormee la dhihi karaa wuu jilcan yahay ma marka uu dansan yahay mise xiliga kacsiga Su’aasha: Waxan kala garan waaayey xiliga xubinta ragga lagu tilmaami karo in ay jilicsan tahay iyo inkale aniga marka uu kaco ama dareen igalo aad ayuu u adag yahay balse marka uu dansan yahay isaga iyo xiniinyahaba aad […]
Dhigitaanka gooryaanka hadii lagu riyoodo

Dhigitaanka gooryaanka hadii lagu riyoodo Riyada: Waxan ku riyooday ano bahalo yar yar dhigaya goryaan camal ah oo soc socda mahadsanidiin. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhamaadka mashaakilada, dhibka ku haystay ayaa kaa dhamaanaya, waad nafisi doontaa haddii Alle idmo, riyada gooryaanka ama tixriga oo soo raacaya saxarada waxaa lagu fasiraa in dhibka ku haysta kaa […]
Ninkeyga musqusha ayuu siigo kula dhuuntaa

Ninkeyga musqusha ayuu siigo kula dhuuntaa Su’aasha: scw waxaan ahay naag la qabo oo jirta 27 sano ninka musqusha ayuu ku siigaystaa biyaha sidaas ayuu isaga kena galmada caadiga kama helo raaxana kama dareemo maxaa sabab u ah ninka marka uu sas yahay maxaase lagu daaweyn karaa hadii taas haday jiro tahay? Jawaabta: Ninka marka […]
Dhacaanka kacsiga iyo midka dhididka farqiga u dhexeeya

Dhacaanka kacsiga iyo midka dhididka farqiga u dhexeeya Su’aasha: Niyow dibato Aya iheysato deecaan Ayan markasta Oo xibinteyda fiiriyaba kuarka hada saakay Ayan waxbarashada ubaxay duhuurki markan tukan rabay Ayan mushqusha galay deecaan Ayan isku arkay suurwalka huuse ama buumaha Ayan dhaqay jirka intaan laha waxba gareyna wan iska dhaqay saladi casar markan tuukaday Ayan […]
