Geedka ninka hal taako ah ma dheer yahay mise waa yar yahay

Geedka ninka hal taako ah ma dheer yahay mise waa yar yahay Su’aasha: Xubinkayga Taranku Markuu Kacsan yahay Waa Hal Taako Waliba Taakada Gacanta Ka waran Markaa Ma Yaryahay Mise Wuu Wayn Yahay. Jawaabta: Geedka ninka dabiiciga wuxuu u dhexeeyaa marka uu kacsan yahay 12 sinti ilaa 16 sinti raga siday ayay u badan yihiin, […]
Siigada dhib ma u keeni kartaa kelliyaha

Siigada dhib ma u keeni kartaa kelliyaha Su’aasha: 1.Siigadu Miyay Kahortagtaa Qofka Gadhku inuu Horay Ugu Soo Bixi Waayo 2.Siigadu Timaha Ay Daciifisay Markaa Lajoojiyo Sidoodii Hore Miyay Kusoo Noqonayaan 3.Dhibta Siigadu Jidhka Gaadhsiiso Goorma Ayay Qofka KaHadhaa 4.Siigadu Kalyo Xanuun Miyay Keentaa Fadlan Afartaa Suaalood iiga Soo Jawaab Mahadsanid Dr Jawaabta: Su’aalahan qaar dhowr […]
Saliid macsarada timaha la marsado mala cuni karaa

Saliid macsarada timaha la marsado mala cuni karaa Su’aasha: Saliid Macsarta Timaha La Marsado Hadaan Cuntada Kudarso Kawaran Wax Dhibaato Ah Ma Igu Keenaysaa. Jawaabta: Maya saliid macsarada waa la cuni karaa waxay ka fiican tahay saliido badan oo dadka ay cunaan, sida saliidda galayda ama saliid cadeyda guud ahaan, waxay leedahay caafimaad waa nafaqo, […]
Khudaarta la shiiday iyo tan aan shiidnayn nafaqo ah

Su’aasha: Khudaarta Cagaaran Markay Jidhka Faaiido Badan Uleedahay Ma Marka Sideeda Lagu Cuno Mise Marka Lashiido(LaRidqo) Jawaabta: Labada waa isku mid haddaad sideeda ku cunto caloosha ayaa shiideysa, maxaayeelay caloosha waxay wadataa aashato oo cuntada burburisa Ilaah ayaa ugu talaggalay si cuntada ay nafaqo ugu noqoto jirka, marka shiiditaanka iyo cunitaanka iyado dhadhan waa isku […]
Maxaan sameeyaa si aan kor ugu soo qaado awoodayda raganimo

Maxaan sameeyaa si aan kor ugu soo qaado awoodayda raganimo Su’aasha: maxaan sameeyaa Si Aan kor Ugu Soo Qaado Awoodayda Raganimo. Jawaabta: Qofka marka hore waa inuu iska ilaaliyaa xumaanta iyo wixii xumaan kugu ridi karo siiba filimada xun xun iyo sawirada qaaqaawan, waxaas oo dhan raganimada ayay burburiyaan, dadka sinada galo mustaqbalka awood ma […]
Dhibaatooyinka siigada sidee loo xalin karaa

Dhibaatooyinka siigada sidee loo xalin karaa Su’aasha: Siigadii Labo Sano Iyo Badh Ayaan Kasii Maqanahay Walina Wax Isbadal Ah Ma Hayo Hada Ayuun Bay Dhibaatooyinkeedii Igu Soo Baxeen Wax Nafaqo Ahna Maan Samayn Waayo Ma Awoodo Hada Nolosha Quus Ayaan Kataaganahay Talo Izii Dr Mahadsanid. Jawaabta: In badan ayaan ka hadalnay dhibka siigada iyo sida […]
Caato saa’id ayaan ahay maxaan sameeyaa ila taliya

Su’aasha: Caato Saaid Ah Ayaan Ahay Waxyaabaha Dadka Caateeyana Waan Isticmalaa Sida Mooska qaraha Saytuunka Biyaha Cad Socodka Iwm Markaa Maxaad Talo Iziin Lahayd MA Inaan Iskadhaafo Ama Iska Joojiyo Mise Inaan Sii Wado Inkastoon Aafadan Samayn Jiray Lakin Hada Waan Kaharay. Jawaabta: Cuntooyinka lagu naaxo cun haddii aad cayil rabto, in badan ayaan ka […]
