Sababta keenta oohinta gabdhaha xiliga dhiiga caadada

Sababta keenta oohinta gabdhaha xiliga dhiiga caadada Su’aasha: waxan isku arkaa marka dhiiga caadada an qabo oohin iyo cabsi sabata kkenta taas maxay tahay. Jawaabta: Dhakhaatiirta waxay sheegaan in isbadalka hoormoonada uu keeno oohinta xiliga caadada dhiiga, dumarka qaar ayaa sidaas noqda, waxaa fiican gabadha in loo daaweeyo qaab nafsi ah, waxaa laga yaabaa niyadjab […]
Daawada Retinoid cream finka wax Maka tartaa

Daawada Retinoid cream finka wax Maka tartaa Su’aasha: Asc waxaan in mudo ah raadinayey dawooyin aad Soo qorteen oo finka u wanaagsan balse waan waayey Waxaan isticmaalay Daawo Kareem ah oo lagu magacaabo Retinoid cream habeenka u horeysay aan marsaday waxaan dareemay in finka igu sii saaideen hadana maalin kadib Waxaan dareemay in finka iga […]
Ninka shakiga badan maxaa lagu daweeyaa

Su’aasha: Asc walaalo ninka shakiga badan maxaa lagu daweeyaa shukran. Jawaabta: Shakiga waa cudur nafsi ah qofka shakiga badan waa qof cadaab nafsi ku jira, wax walba uu arko wuu ka shakinayaa, marka waxaa fiican in la fiiriyo shakiga qofka qaabka uu yahay iyo waxa uu ka shakinayo. Mushkilada waxay tahay qofka shakiga badan lagama […]
Waxan ku riyoodaa marwalba aniga wax dhiganaya bugaag sita

Su’aasha: Asc wallo waxan ku riyoodaa marwalba aniga wax dhiganaya bugaag sita. Jawaabta: Waa riyo tilmaamaysa wanaag iyo mustaqbal fiican iyo guul, waxbarashada waxay astaan u tahay guusha iyo mustaqbalka wanaagsan.
Waxan ku riyoday ninkayga oo fikiraya

Su’aasha: Asc wallo waxan ku riyoday ninkayga oo fikiraya iifasir wall shukran. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga arrin inay lasoo gudboonaanayso, oo u baahan in laga fikiro, saan kuu sheegay riyada faafaahin dheeraad ayay rabtaa, riyada fasirkeeda wuxuu ku caddaanaa in qaabka loo arkay la faahfaahiyo.
Walaashey ayaa ku riyootay anaga iyo iyada oo islaynayna

Su’aasha: ASC Walaashey ayaa ku riyootay anaga iyo iyada oo islaynayna Riyada ii fasir wallo shukran. Jawaabta: Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa khilaaf iyo qalalaaso oo qoyska soo dhex gali doonto. Teeda kale waxaa fiican riyada inay faahfaahsanaato, hadda kadib riyada markaad soo qorayso soo faahfaahi, riyada marka ay faahfaahsan tahay fasirkeeda si fiican ayaa […]
Dhanka cibaadada culeys baa iga fuulaya ila taliya

Su’aasha: Asc waan idin salamay dhamaan bahda daruur iyo akhristaha, salaan ka dib, waxaan rabaa in aad ilatalisaan. waxaan ahay qof hami nololeed leh. sidaas ay tahay markaan isdhaho, noloshada wax ku soo kordhi isbedelne ka sameey nolosha tusaale ahaan, waxan isdhaha cibadada alle jookteey, kana dheerow social media iwm. Mashquul ii keeni karaan. Waan […]
