Oonka daran waxa u keeno ninka markuu biyabaxo

Su’aasha:

Sxb markaan biyo boxo waxaan isku arkaa oon iyo daal biyo bixida ma oon ayay leedahy.

Oonka daran waxa u keeno ninka markuu biyabaxo
Oonka daran waxa u keeno ninka markuu biyabaxo

Jawaabta:

Galmada ama biyabaxa waxay keenayaan oon daran iyo inuu afka qalayl noqdo taasna waxaa sabab u ah garaacmida wadnaha iyo shaqaynta jirka iyo neeftuurka, waa sida qof kubad cayaarayo ama meel fog kasoo orday, ama fuulay dabaq dheer asoo jaranjaro adeegsanaya.

Ooonka galmada kadib waxaa u badan dumarka marka laga badiyo istiinka oo markaas galmo dheer lagu sameeyo qaar haweenka ka mid ah dhuuntooda iyo faruurahooda ayaa isku dhega qalayl dartii.

Marka meesha waxaa ka cad adiga inaad rafaad ku keento biyaha waqti badanna aad ku qaadato, dhibka siigada ay kuu keeni doonto ma yara ee iska jooji.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More