Marka hore siigada ayaan kaaga digayaa ka fogow dhib badan ayay leedahay, marka labaadna galmada dabiiciga iyo siigada isku si ma aha, labo dareen ayay kala leeyihiin dareenka galmada dabiiciga ma aha wax xoog lagu keenayo sida siigada oo kale, siigada rafaad ayaa loo maraa biyaha sida lagu keeni lahaa, qofka siigaysanaya marka ay muddo ugu dambeysay seegada ayay biyahiisa soo degdegaan, laakin haddii mar kaste uu siigaysanayo biyaha way soo daahaan rafaad weyn ayuu la maraa soo bixintooda.
Laakin galmada waa wax dabiici ah oo loogu talaggalay raaxada, marka way ka duwan tahay gacan in laysaga keeno biyaha.
Waxaa kaloo muhim ah in la ogaado maqaarka gacanta iyo xuubka farjiga dumarka isku qaab ma aha, taasna saamayn ayay ku yeelanaysaa raaxada iyo biyaha.