Ninkayga waan ka shakiyaa maxaa talo ah

Ninkayga waan ka shakiyaa maxaa talo ah

Su’aasha:

Waxaan ahay gabar nin leh waxaan isku arkay shaki badan marka uu ninkayga maqan yahay aad baa ugu walwalaa waxaan u qaataa inuu gabar kale sheeko la wado  waligaygana kuma arag wax oo arinkaas xriir la leh laakin walwalka i qabto kama nasan karo maxaan sameeyaa sideen u joojiyaa.

Ninkayga waan ka shakiyaa maxaa talo ah
Ninkayga waan ka shakiyaa maxaa talo ah

Jawaabta:

Shakiga badan waa jrro nafsi ah waayo qofka marka uu sifadaas ku sifoowo ma nasan karo sidaad sheegtay hurda ficanna ma helayo, waxaa lagaa rabaa ninkaaga inaad ku kalsoonaato oo aadan shaki iyo balaayo lugaha la galin, asal ahaan qofka waa in la aaminaa oo aan laga shakinin haddii aad aragto wax sidaas oo kale waa inaad Ilaahay ka magan gashaa waa waswaas shaydaan ah oo raba inuu gurigaaga dumiyo ninkaaga ha iska xumaynin.

waayo haddaad sii raaraacdo shaakada meel xun ayay ugu ridaysaa

wuxuu yiri Alle:

 (يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّبِعُوا خُطُوَاتِ الشَّيْطَانِ وَمَن يَتَّبِعْ خُطُوَاتِ الشَّيْطَانِ فَإِنَّهُ يَأْمُرُ بِالْفَحْشَاءِ وَالْمُنكَرِ وَلَوْلَا فَضْلُ اللَّـهِ عَلَيْكُمْ وَرَحْمَتُهُ مَا زَكَىٰ مِنكُم مِّنْ أَحَدٍ أَبَدًا وَلَـٰكِنَّ اللَّـهَ يُزَكِّي مَن يَشَاءُ وَاللَّـهُ سَمِيعٌ عَلِيمٌ)

(Kuwa (Xaqa) Rumeeyow ha Raacina Tallaabooyinka (camalka) Shaydaanka Ciddii Raacda Tallaabooyinka Shaydaanka Isagu wuxuu Faraa Xumaanta iyo waxa la Naco, Hadduusan jirin Fadliga Eebe ee Korkiinna iyo Naxariistiisa ma Daahirineen Ruux idinka Mid ah Waligii, Laakiin Eebaa Daahiriya Cidduu Doono, Eebana waa Maqle Og).

Doubtfulness is a psychological condition because when a person describes this characteristic he cannot rest as you said and he does not get a good sleep, you are required to trust your husband and not to put doubt and trouble in his legs, basically the person should be trusted and not doubted if you see something like that you should seek refuge in Allah it is a whisper of the devil who wants to destroy your house do not be offended.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More