Ninka iyo xaaskiisa ma u banaan tahay leefitaanka ama nuugmada

Ninka iyo xaaskiisa ma u banaan tahay leefitaanka ama nuugmada

Su’aasha:

ASC walaal suashaan maiga jawabi karta adigo rali ahh Xaaskey ama nagtan qaawo maa banan tahay inan siilka kadhuqo iyadana guska igaa dhuqdo mesha ayado nadif ahh. waat mahad santahay. than you.

Ninka iyo xaaskiisa ma u banaan tahay leefitaanka ama nuugmada
Ninka iyo xaaskiisa ma u banaan tahay leefitaanka ama nuugmada

Jawaabta:

Leefida ama dhuuqida xubinta taranka ninka ama naagta hadal dheer ayaa ku sugan iyo khilaaf aad u weyn, siiba culimada hadda nool ama casrigan jooga, culimada way isku khilaafeen waxaad ka dhex raadin kartaa webka daruur faahfaahin dheeraad ah, saameyska diiniga iyo caafimaadka ay leedahay arrintaas.

 

Ninka ma dhuuqi karaa xubinta taranka naagtiisa?

 

There is a long talk about the male or woman’s genital mutilation or genital mutilation and a very big disagreement, except for scholars who are now alive or in modern times, scholars have disagreed you can search the web for more details, the impact of religion and health on this.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More