Waku salaamay nio anoo hurda oo riyoonaya ayaa biyaha iga soo dhawaadeen markaan soo kacayna wey igu reebmeen markaan is fiiritayna kacsi saa id baan dareemay markaas oo kale maxaan sameyn karaa iisoo ma biyaha iga imaan rabay ayaan isku celiyaa mise waan iska keeni karaa markaas.
Jawaabta:
Saaxib sheekada aad sheegayso dad badan ayay ku dhacdaa, qofka janaabada aan ku biyabixin sidiisa ayuu kusoo noqonayaa, markaas oo kale niyadda ayaa laga saaraa wixii aad riyada ku aragtay mana aha wax dhib kuu keenaya waxaas, habeen kale ayaad riyoonaysaa markaas ayay kaa imaanayaan biyaha.