Site icon Daruur درور

Ninka haweenka ku dhex jiro dhaqankooda muu yeelanaa

Ninka haweenka ku dhex jiro dhaqankooda muu yeelanaa

Su’aasha:

scw ninka jecel inuu gabdhaha la sheekeysto oo aan ka dhax bixin mala dhihi karaa wuxuu qaadanaa dabeecada dumarka, ninka malaga yaabaa inuu dhaqan ahaan dumar u ekaado marka uu dumarka u badan yahay?

Ninka haweenka ku dhex jiro dhaqankooda muu yeelanaa
Ninka haweenka ku dhex jiro dhaqankooda muu yeelanaa

Jawaabta:

Ninka ma aha inuu naago dhax boodo, ninka waxaa loogu talagalay inuu nin la saaxiibo oo raga dhex galo , shinbirba shinbirteeda ayay la duushaa, laakin qofka marka uu haween lasoo barbaaro waxaa laga yaabaa dhaqankiisa inuu noqdo dhaqan naageed, marka waa inuu iska ilaaliyaa qofka inuu naago ku dhex jiro, teeda kale qalad ayaad gali kartaa marka dumarka aad u badan tahay, waxaa laga yaabaa inaad xumaan ku dhacdo, marka waxaan kula talinayaa ka dhax bax naagaha.

Magacyada wiilasha iyo gabdhaha muslimka loo bixiyo

A man is not supposed to marry a woman, a man is meant to be friends with a man and to be with a man, a bird flies with a bird, but when a person is brought up as a woman, his behavior may become a woman’s behavior, so he must avoid the person to If you have a woman in your life, you can make mistakes when you have too many women, you may get into trouble, so I advise you to stay away from women.

Exit mobile version