Ninka gabdhaha beenta u sheego

Ninka gabdhaha beenta u sheego

Su’aasha

Nin ayaa jiro gabar uu shukaansabayo been u sheego wuxuu leeyahay naagta been baa lagu soo xareeyaa runna waa lagu dhaqaa ,diinta maxay ka qabtaa.

Ninka gabdhaha beenta u sheego
Ninka gabdhaha beenta u sheego

Jawaabta

Beenta sideedaba waa wax xun, qaab kaste ha ahaatee, maxaad u malaynaysaa qof mustaqbal qoys rabo inuu been ku dhiso, haddii aad rabto inaad guursato naagta aad guursan rabto runta u sheeg, waayo diinta islaamka way xarrimtay qishka, naag inaad been ku soo xarayso waxay ka mid tahay qishka, teeda kale beenta marbaa uun la ogaanayaa marka maalintaas maxaad samaynaysaa.

Sidoo kale qofka aan runta sheegin astaamo badan ayaa lagu garan karaa webka Daruur ayaad ka baari kartaa.

 

 

Ilaahay wuxuu yiri:

(يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ وَكُونُوا مَعَ الصَّادِقِينَ )

(Kuwa Ilaahay rumeeyeyow Alle ka baqa runlowyaashana la socda)

marka runta waa wax aad u weyn lama soo koobi karo wanaagga ay leedahay.

Xasiiska wuxuu leeyahay:

(فإنَّ الصدقَ طُمأنينةٌ وإنَّ الكذبَ رِيبَةٌ)  المصدر

(Runta waa xasillooni beentana waa shaki)

Taas macnaheeda waxaa weeye qofka markuu beensheegayo iskuma kalsoona laakin qofka runta sheegaya waa isku isku kalsoon yahay.

Ninka gabdhaha beenta u sheego
Ninka gabdhaha beenta u sheego

How is lying a bad thing, in any form, what do you think of someone who wants to build a family’s future on lies, if you want to marry the woman you want to marry tell the truth, for the religion of Islam has forbidden lying , a woman to lie is part of the lying , the other lie is always known when what you do that day.

The truth is so great it cannot be enumerated for its goodness.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More