Site icon Daruur درور

Ninka aflaanta xunxun daawada laakin aan siigaysan cudur muu ka qaadaa

Ninka aflaanta xunxun daawada laakin aan siigaysan cudur muu ka qaadaa

Su’aasha:

waxan aad u daawadaa filimada wasmada laakin ma siigaysto kaliya waan ku raaxaystaa guskana maba iga damo ilaa filinka ka dhamaado biyaha dhareerka oo kale ahna maba iga joogsadaan way is soconayaan taas cudur inay ii keento malaga yaabaa xataa hadanan siigo sameynin.

Ninka aflaanta xunxun daawada laakin aan siigaysan cudur muu ka qaadaa
Ninka aflaanta xunxun daawada laakin aan siigaysan cudur muu ka qaadaa

Jawaabta:

Marka hore waxaan leeyahay ka fogow filimada xunxun in badan ayaan sheegnay dhibka ay u keenaan qofka xagga diinta iyo caafimaadkaba.
Waxaa kaloo aad ogaataa inay mustaqbalka dhib weyn aad kala kulmi doonto arintan, marka aad guursato xaaskaaga kuma raaxaysan kartid waxay kaa dilayaan nafta kama baxaysid walwal iyo kalsooni darro, mar kaste waxaa qalbiga kaaga taagmaya xanuun.
Sidoo kale geedka maanta oo dhan iska taagan dhib ayuu kuu keenayaa qoora xanuun kama baxaysid marka iska ilaali wixii ku burburinaya.

Exit mobile version