Nin wuxuu arkay nin ballan ka dhexeeyay Riyooyinka Dreams By Abdi On Sep 19, 2021 253 0 Su’aasha: Asc, nin wuxuu arkay nin ballan ka dhexeeyay oo shaqo siin ah ,ninkana asoo wato buug. Nin wuxuu arkay nin ballan ka dhexeeyay Jawaabta: Riyada waa khayr wuxuu gaaraa dantiisa arinta uu raadinayo ayaa u suurtagalayso waxaa laga yaabaa shaqo inuu ka helo ninkaas uu la kulmay. Riyada NinkaRiyada Shaqada 0 253 Share