Nin haduu dabada farta iska galiyo maxaa ka dhalan kara

Nin haduu dabada farta iska galiyo maxaa ka dhalan kara

Su’aasha:

Wll waxaan sameeyey futada ayaa far iska galiyey hadana mar kale ayaa iska galiyey wax kale na kuma arag caadi ayaan iska ahaa waxaan fiirinaayey waxa lagu arkay
Dumarka marka laga wasaayo waxay ka dhigaan sida xubinta taranka oo kale in ay dareen lee dahay cml
Horta taas ma runbaa ma dareen bay lee dahay mise waa been ?
Dumarka futada laga waso waxay ka is ta fiidaan oo shahwada miyaa ka daadanaysa taad ii kale sheeg bis 🧠

Nin haduu dabada farta iska galiyo maxaa ka dhalan kara
Nin haduu dabada farta iska galiyo maxaa ka dhalan kara

Jawaabta:

Marka hore waxa aad samaynayso iska jooji haddii kale wuxuu isu badalaa wax aad ka shallayn doonto, dareenka dabada qofka waxaa laga yaabaa inuu u barto, siiba marka uu faraha galgaliyo marar badan, dabada xubniha taranka ayay deris la tahay waxaa laga yaabaa inay isku xirmaan marka falkaas ka fogow.

Dumarka hadday u bartaan waa laga yaabaa inay ka dareemaan raaxo inkastoo dumarka oo dhan aysan ahayn sidaas, laakin marka sheekada filin ay tahay waa been iyo jilitaan waxaas waxaa loogu talagalay dadka in lagu fasahaadiyo oo laga dhex faafiyo galmada dabada waa dhaqanka gaalada ay ku dadaalaan inuu ka dhex faafo dhalinyarada, qofka ma aha inuu dabada farta iska galiyo asoo ula jeedo inuu sidaas ku raaxaysto waayo wa raaxo qaldan, raaxada qaldan dhibaatooyin badan ayay leedahay diin ahaan iyo caafimaad ahaabba, hadduu dabada farta iska galiyo waxaa lagu tiriyaa siigo waa siigo aad u foolxun oo keeni karta inuu qofka xumaan ka weyn faraha la galo.

Waxaan kula talinayaa inaad ka fogaato arrimahaas oo dhan hadaad rabto mustaqbal fiican.

 

Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba

First, stop what you are doing, otherwise it will turn into something you will regret, the feeling of a person’s ass may get used to it, especially when he fingers it often, the ass is next to the genitals, it may get connected when you avoid that act.

If women get used to it, they may feel comfortable with it, although not all women are like that, but when the story of the movie is a lie and an act, this is intended to corrupt people and spread it among them. Anal sex is a culture that the infidels strive to spread among the youth, a person should not put his finger in his ass because he means to enjoy it because it is a wrong pleasure, wrong pleasure has many problems in terms of religion and health, if he puts his finger in his ass, it is considered a very bad thing that can cause a person to do something worse.

I advise you to avoid all these things if you want a good future.

والذين هم لفروجهم حافظون . إلا على أزواجهم أو ما ملكت أيمانهم فإنهم غير ملومين فمن ابتغى وراء ذلك فأولئك هم العادون

يخبِرُ الله تعالى أنَّ المؤمنينَ لفُروجِهم حافِظونَ مِن الوقوع فيما حرَّمَ اللهُ إلَّا مِن زَوجاتِهم

أو ما ملَكَت أيمانُهم مِنَ الإماءِ؛ فلا لَومَ عليهم ولا حَرَجَ في الاستِمتاعِ بهِنَّ، وجِماعِهنَّ على الوجهِ المَشروعِ،

فمَن طلَبَ خِلافَ ما أحلَّه الله فهو مِن المجاوِزينَ الحَلالَ إلى الحَرامِ. ومِن صفاتِ المفلحينَ

أيضًا أنهم يحفظونَ كُلَّ ما اؤتُمِنوا عليه، ويُوفون بكُلِّ عُهودِهم، وأنَّهم يواظِبون على أداءِ صَلَواتِهم في أوقاتِها بأركانِها وشُروطِها وواجِباتِها.

هؤلاء المُؤمِنونَ الذين اتَّصفوا بتلك الصفاتِ هم الوارِثونَ في الآخرةِ مَنازِلَ أهلِ النَّارِ مِن الجَنَّةِ، الذين يَرِثونَ يومَ القيامةِ جناتِ الفردوسِ، هم فيها خالِدونَ.

قال ابن جرير في تفسيره: (والذين هم لفروجهم حافظون إلا على أزواجهم) يقول: والذين هم لفروج أنفسهم، وعنى بالفروج في هذا الموضع: فروج الرجال،

وذلك أقبالهم. (حافظون) يحفظونها من إعمالها في شيء من الفروج.

(إلا على أزواجهم) يقول: إلا من أزواجهم اللاتي أحلهن الله للرجال بالنكاح.

(أو ما ملكت أيمانهم) يعني بذلك: إماءهم. (فإنهم غير ملومين)

يقول: فإن من لم يحفظ فرجه عن زوجه، وملك يمينه، وحفظه عن غيره من الخلق،

فإنه غير موبخ على ذلك، ولا مذموم، ولا هو بفعله ذلك راكب ذنبا يلام عليه

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More