Nin ayaa maherxad igu guursaday diinta maxay ka qabtaa
Su’aasha:
Wan kusalamaye wll salan kabacadi arin nololsheyda sameen kuyeelatey ayaan rabaa inaan idinla wadago talona ada iga sisaan da.adeydu 16 2004/5/25 ayan dhashey malin malaha kamid aha ayan isibaraney wiil xiliga 13jir ayan aha nololsha markas unba indhaha kala qade oo ana qanqadhey waxa tilfon aha ma.hayesanin marka qisadu madamey dheertahaye wan idinsogabinaya waxan rajenya inaad fahantaan marka inanki wan ujaakidhey inbadan ugu danben lanbarkisi ayuu intu warqada kuqorey buu idhibeyey ayu igu yidhi meele un iga sowaca ayuu dhaqaqaye anigana xafada ayan kadahasan xili maqarib aha ayeye aheed xafadi markan adaye layema qabasanin oo wadahadey layema odhanin ana wanfaraxaye marka kabacadi ayan gabdha xafada nalajogtey oo da.ahaan nagawayeneed ayan kawacaye tilfonkedi wiilki wu igu soceliyey wa isibaraney wuu ishekeyeye anigba waxan iyo shekadanba markas aya igu horeysey oo waban kufaraxsana 4bilod oo dhan ayuu idaba socdey oo uu ilaha wan ku jacalhey inana ku nolol kula wadagan raba waxa hantiya oo ana kugu sodonto mahayesto ee ana ku mahersado 2sano kabacadi markan jamacad ka qalanjabiyo ayan caadi xafad kaga sodonani maher xadka ayuu igaga dhigijirey iney tahye guur sax aha oo dadka aye isku sugaan anigna wan u qalbi jilecaye marki 5bilod lagasowaregey ayan ka ogoladey wan isimahersaney mudadi marki lagaadhey 2sano ayekasowareegtey uu qalanjabiyey shaqan u heley ayan ku idhi haye balanteeni walagadhey ee well com kaaley xafad iga sodono haye mcnto iyo hadalo mcn iyo waqtigan lamatagno inti kabadaneedba waad samirtey ee iska samir xafadina wan kasodonani iyo wxa lamid aha ayuu idhihijirey bilihi hore wiilka iyo aniga labo wadan ayan kasokala jeedney ana Ethiopia asagan somaliland marka hargesa ayuu tagey halka ayuu shaqo kaheley oo uu iska dagey markan kusohadal qado arinta guur ka wuu isibadalayaa oo sug sug unbu ihayaa rer keygan ma.ogo wxan igu dhacaye iyo waxan ana sameyey makhaladame waa ilhaye aniga waagi uma maleneynin arintaas iney mustqablkeyga sameneyso lkn قدر الله وما شاء فعل waxa walba wwaqadarka rabi ninka 7bilod kahor ayan isidagaley hadi adan mustaqabala iga rabin iska key fasax ayan ku idhi wuu ididey waligey kuma furaayo ayuu taganahey anigan reerkeyga gabdha ayeye ihayestaan si.ana ulawadaago ayan garanlayahey ee wll ilasotaliya maxaan sameyaa
Waxadan isosheegtaan maherxadka dintenu maxey kaaqabtaa.
