Site icon Daruur درور

Neerfaha iyo wajiga iyo indhaha guduudanaya

Neerfaha iyo wajiga iyo indhaha guduudanaya

Su’aasha:

Asc Dr sln kadib
1 neerfaha ayaa ixanuuna markasta oo aan imtaxaan iyo hawlo adagba galo way ikacaan sido kale
2 wajigaygii oo isbadalay madoow I inoqday wakhtigii hore cadaan inoqday xitaa dharbaano ayaan yeeshay
3 indhaha oo xanuuna casaan inoqda tusaale hadaan wax akhriska badiyo dhiig cas Bay inoqdaan sido kale isha midig wac yaroo cad ayaa igaga dhashay oo xanuun badan igu haya

Neerfaha iyo wajiga iyo indhaha guduudanaya
Neerfaha iyo wajiga iyo indhaha guduudanaya

Jawaabta:

Waxaad u baahan tahay nolol degan iyo xasilooni, sidoo kale fikirkaaga ayaa badan hurdadaadana way yar tahay, indhaha marka qofka uu ka badiyo howsha iyo wax akhriska  madax xanuun ayay keenaan wayna guduutaan, sidoo kale neerfayaasha waxa kiciyo waa qalqalka iyo walwalka.

Waxaad iska yaraysaa shaaha iyo qaxwada haddaad heli karto  geedka yansoonka ingiriiska waxaa la dhahaa Anise ama aniseed ama anix carabigana  waxa la dhahaa ينسون

Yansuunka shaah ahaan ayaa loo kariyaa subaxdii koob cab habeenkiina koob cab, wuxuu ka mid yahay geedaha qofka jirkiisa iyo neerfishiisa dejiyo.

You need a stable life and stability, your thoughts are also more and your sleep is less, when the eyes are overwhelmed by the person’s activity and reading they cause headaches and itching, and also the nerves that arouse them are nausea and anxiety.

You reduce tea and coffee if you can get the English yansoon tree it is called Anise or anise or anix and arabic is called ينسون

Yansuunka is cooked as tea in the morning for a cup and a cup at night, it is one of the trees that calm a person’s body and nerves.

 

Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa

Exit mobile version