Nafaqada lagu daaweeyo qofka ay siigada dishay

Nafaqada lagu daaweeyo qofka ay siigada dishay

Su’aasha:

Asc walaalaha qiimaha badan daruur waxaan idin kaga mahadcelinaye adeega cafimaad bulshada soomaliyeed mar walbo ku caawinaysan
Arinta AAD doona inaad igala talisaan
Waxaa caado ii ah inaan mar walbo siigaysta marar badan ayaan go’aan saday arintaan hada inaan Ka jooga way ii suurta Gali weysa mudo 5sano ayaan arinta sameynaye sameyn weyna cafimaad keyga ku rabta waxaa isku arka biyo Bax Deg dega awooda jismiga dhamaatay xifdis xuma fahamkeyga xumaada iyo dhibaatooyin kaloo badan hadana waxaan go’aan ku gaaray inaan jaro cadaadan xun nolosheyda baabisay mudo 40bari ma sameeen aflaan xun ma daawan mar dhow waan guursaday lkn xaaskeyga Ilama joogta UK hada joogta walina maana kulmin labo bil Ka dib imaanaysa cadaadan xun sameen weyna igu yeelata waxaan Ka baqaya xaaskeyga inaan qancin waaye maada AAN cadaadan waqti badan AAN joogteya biya Deg Deg ku imaanayaan 15second wax Ka badan ma heyn Karo kacsiga wuu yaarada maxaa Talo isiin kartaan awooda raganimo wax isoo celin Karo ma jiraan hadaan sameeya dhibaatan maxaa oga soo kabsan karaaa cuntooyin dabiica ma jiraan hadaan cuno awooda raganimo isoo celinaye jawaab idin Ka sugaye.

Nafaqada lagu daaweeyo qofka ay siigada dishay
Nafaqada lagu daaweeyo qofka ay siigada dishay

Jawaabta:

Walaal ku soo dhowoow Daruur in badan ayaan ka hadalnay dhibaatada siigada ay keento iyo sida loo soo celiyo awoodda ninka siigada darteeda ku waayay, sidoo kale waxaan ka hadalnay cuntooyinka uu kusoo celin karo tabartiisa galmo, laakin taas oo dhan waxaa ka horraysa inaad iska joojiso, marka halkaan ayaad ka akhrisan kartaa faahfaahinta:

 

Brother welcome to Cloud we talked a lot about the problem of masturbation and how to restore the power of the man who lost it because of the silo, we also talked about the foods that can restore his sexual strength, but all that is before you stop, when here you can read the details:

  1. Daawada siigada ugu fiican ma ii sheegi kartaan
  2. Sida siigada looga soo kabsado
  3. Sidee go’aan adag looga qaadan karaa caadada siigeysiga
  4. Siigada qofka haduu joojiyo sidii hore ma noqon karaa
  5. Seegada sida ugu fudud loo joojiyo rag iyo dumarba

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More