Naaska ayaa jug igaga dhacdey xanuun baan daremayaa

Su’aasha:

Dr naaska ayaa jug igaga dhacdey marka xanuun gar ayaan ka dareemaya xogaana meel yaro bararan inu leeyahay ba lamoodaa.

Naaska ayaa jug igaga dhacdey xanuun baan daremayaa
Naaska ayaa jug igaga dhacdey xanuun baan daremayaa

Jawaabta:

Jugta naaska soo gaarta waa wax dhici kara waana caadi bararka wuu iska tagaa wax dhib ma laha daawo gaar ah uma baahnid, kaliya  maro lagu qooyay biyo qandac ayaad saarsaaraysaa, inshaa Allaah xanuunka wuu iska raysanayaa.

Naaska bararsan oo aan jugta ka dhalanin ayaa cabsi leh midkaas oo noqon karo barar kansar ah, kansarka naasaha la sheegayo waa midkaas, laakin kan jugta ay ku dhacday sidaas la bararay wax cabsi ma laha, bararka wuu iska raysanaa wax yar kadib.

Naaska waa xubin aan adkaysi lahayn xanuun marka laga dareemo looma adkaysan karo.

Naasaha ragga kasoo baxo waxtar ma leeyihiin

Jugta naaska soo gaarta waa wax dhici kara waana caadi bararka wuu iska tagaa wax dhib ma laha daawo gaar ah uma baahnid, kaliya  maro lagu qooyay biyo qandac ayaad saarsaaraysaa, inshaa Allaah xanuunka wuu iska raysanayaa.

Naaska bararsan oo aan jugta ka dhalanin ayaa cabsi leh midkaas oo noqon karo barar kansar ah, kansarka naasaha la sheegayo waa midkaas, laakin kan jugta ay ku dhacday sidaas la bararay wax cabsi ma laha, bararka wuu iska raysanaa wax yar kadib.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More