Naasa xanuunka maxaa u keeno gabadha la qabo
Naasa xanuunka maxaa u keeno gabadha la qabo
Su’aasha:
gabar dhowr bilood la qabo oo aan wali uur qaadin marka ay ninkeeda la raaxaysanayso oo ay istiin kula jirto naasaha ayaa ka xanuuno markuu taabto ninkeeda waliba waxa ugu daran ibta naaska ilaa meesha wareega madow afka naas lagu tiriyo

Jawaabta:
Xanuunka naasaha dumarka waxaa keeno sababo kala duwan
Xaaladaada oo kale waxaa la dhihi karaa xasaasiyad ka dhalan karta daawooyinka qaar siiba daawada antibiotic
waxaa kaloo keena kara shaambooyinka qaar ama dharka la xirto qaar marka lagu dhidido.
ama isbadalka hormoonada jirka dumarka ama dhiiga caadada inuu sabab u noqdo.
Waxaa kaloo dhici karto uurka markuu bilow yahay in gabadha ay dareento naas xanuun,
ama xirashada rajabeetada ciriiriga ah waliba markay hurdayso,
waxaa kaloo laga yaabaa naaska marka si xoog loo qabanayo xiliga galmada in xanuun aad ka dareento galmada kaddib.
Istiinka naaska ma aha in xoog loo jiido ama loo qabto, gaar ahaan ibta naaska.
Xanuunka ibta naaska maxaa keena
Female breast pain is caused by various causes
In your case, it can be said that there can be an allergic reaction to some medications that remove antibiotics.
It can also be caused by some shampoos or some clothes worn when sweating.
or changes in women’s body hormones or menstrual bleeding to be the cause.
It is also possible that when pregnancy begins, the girl will feel breast pain.
or the wearing of the cramped Bra when it sleeps,
It is also possible to feel pain during sexual intercourse when you are strongly held during sex.
The breast is not to be pulled or held forcibly, especially the nipple of the breast.