Naagta kaadida daran qabato xiliga shaqada sariirta

Naagta kaadida daran qabato xiliga shaqada sariirta

Su’aasha:

SCW ninkeyga markuu ila raaxaysanayo kaadi daran ayaa i qabato markaan suliga aadna wax inan soo riixo ayan rabaa kaadina igama soo baxdo taas maxaa la dhihi karaa ma cudur baa qoyanka igasoo daataan wwuu badan yahay sariira dhan ayuu halabayaa dareekana waa siyaado bas kaadida ayaa isoo riixayso marka xubinta la galiyo marka fadlan jawaab ayan idinka sugaya.

Naagta kaadida daran qabato xiliga shaqada sariirta
Naagta kaadida daran qabato xiliga shaqada sariirta

Jawaabta:

Xaaska inay kaadi dareento xiliga jimaaca ama galmada sababo badan ayaa keena waxaa ka mid ah murqaha qaska insay soo ururun raaxada awgeed ama kacsiga xadka ka baxsan ama kaadihayska in dhibaato ay ka taagan tahay oo aan xamili karin galmada jugteeda ama dhaqdhaqaaqeeda ama qaabka galmada inaad badasho oo aad ku dadaasho qaabka kuu roon, galmada foorarka ayaa inta badan sababu ah, marka uu geedka ku dhacayo meesha la dhaho G-spot oo ah qanjiirt ka u dhow salka gudaha kintirka oona ee korka ibta kaadida.

Waxaa isku xiran dareenkayga iyo kaadidayda

Biyo badan ayaa iga soo faniino xiliga raaxada sariirta ma cudur baa

The wife feels urinary during exercise or sexual intercourse many causes are caused by the accumulation of muscle mass for the sake of pleasure or out-of-bound erections or urinary incontinence that she is having problems and cannot handle her sexual orientation or movements or sexual orientation to change and try your best way, Bending sex is often caused, when the tree falls into the G-spot, which is a gland near the base of the inside of the penis and above the urine.

 

قال: الرحم ينتو ويخرج إلى خارج وما أقل ذلك ويعرض إذا عرض إما من سقوط ‌المرأة من موضع عال

فتنشق الصفاقات التي تحبس الرحم وإنما يجذب المشيمة بعنف فيجذب الرحم معها كما يكون في عسر الولادة

وجذب الجنين الميت على غير حزن أو لاسترخاء الجسد كله لفزع شديد وذلك أكثر ما يكون في النساء المسنات وإنما يزلق بعض الرحم.
وقال بعض الناس: إنه قد يخرج كله ولم ار أنا ذلك ولا أدري كيف يمكن أن يثبت ويرجع إذا زلق كله.

قال: أول علاجهن الحقنة وإخراج ‌البول لئلا تضغط الرحم شيء من نواحيه ثم تأمر ‌المرأة أن تستلقى على ظهرها ويكون عجزها مرتفعا

ثم خذ فتيلة صوف شكلها بمقدار قبل ‌المرأة ويصير عليها خرقة رقيقة وتغمس في عصارة القرظ والطراثيث

وقد أديف بخمر عفص ويرفع بها الرحم ومتى نتا رد برفق ويوضع فوقه على الخرق

والعانة اسفنج قد غمس في خل ماء وتستلقى ‌المرأة وقد لفت ساقيها وتوضع المحاجم قريبا من السرة والمراق

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More